Guul Guul - Ethiopia oo Turkiga weydiisatay iney wada hadal u furaan ONLF - waxaana afti loo qaadi doonaa Kililka 5-aad iney Ethiopia ka sii mid noqonayaan iyo iney Somalia ku biirayaan? aaween Dabaqoodhigii ,gabalkiin dhacyeey_
War deg-deg ah: #Turkey oo wada'hadalsiinaysa #ONLF & #Ethiopia.Turkey acts as mediator with the ONLF.Ra'isal wazaaraha Itoobiya. Xayla-maryan Disaleen ayaa ka faa'iidaystay booqashadii Erdugan uu ku tahay Itoobiya, waxa uuna ka codsaday in uu isaga iyo Ururka Gobanimodoonka ONLF u noqdo dhax-dhaxaadiye. Haddii ay ONLF hogaankeeda siyaasada ka ogolaato arinkan. 1. Waxa la codsan in xabad joojin 5 sano ah la sameeyo.2 In muda'daas ka dib afti laga qaado shacabka in ay ka sii tirsanaanayaan Itoobiya iyo in kale. 3. In haddii ay Ogaadeeniya go'do laga saxeexo in aynan macaarad Itoobiya ah ku hubeyndoonin. 4. In xuquuqdii ay ku tunteen Ciidamada Itoobiga iyo Liyuu Police la la xisaabtamo.5.In Itoobiya shidaalka Ogaadeen qiimo ka jaban dunida kale laga'ga gado.6. In Ogaadeeniya aynan ka goyn dhuuniga u mara Itoobiya wada'da Shiniile.7. In colaadii soo jirtay baal cusub lagu badasho.Wargayska Indian Intelligence oo siraha dowladaha daba'gala ka la soco halkan http://www.africaintelligence.com/…/turkey-acts-as-mediator…
﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, February 1, 2015
Turkey acts as mediator with the ONLF.......!?
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment