﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, January 19, 2014
Dhammaan maamulka iyo shaqaalaha hay'adda (Bureau for Somalian People's Development) Iyo Hayadda Eey Wadda Shageeyaan...(Badbado Instition Central Of Diaspora).....
Dhammaan maamulka iyo shaqaalaha hay'adda (Bureau for Somalian People's Development) Iyo Hayadda Eey Wadda Shageeyaan...(Badbado Instition Central Of Diaspora).....
waxay tahniyad, hanbalyo iyo bogaadinba u direysaa maamulka Jubbaland oo maalinta berito ay tahay caleemo saarkiisa. Hanbalyo ayaan leeyahay dhammaan mas'uuliyiinta maamulka, ciidamada kala duwan iyo shicibka reer Jubbalandba. Allaha maamulkiina ka yeelo kii hanaqaada oo sameeya horumar wanaagsan inshaa'allaah. Hadda iyo wixii ka danbeeya waxaan idinka sugeynaa in horay loo sii dhaqaaqo oo waxqabad loo jeesto. Ogoow mar walbaa qofku wuxuu gaaraa hadba halka uu isagu ka dhigto hadafka haddii uu Allaah talo saarto isagana is qiimeeyo. Inshaa'allaah guul maamulka Jubba land oo uu odeyga ka yahay madaxweyne Axmed Islaan Madoowe.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)
