﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Friday, September 19, 2014
Isu...Maleee qof , Dadku ha ku mooddaan Qof Kale# nin war la.a...____
Nin Tuug ah ayaa rabay inuu guri jabsado, wuxuu arkay warqad albaabka ku dhagan oo ku qoran; "Fadlan ha jebin, riix button-kan si uu kuugu furmo."
Button-ki buu riixay, ka dib alarm baa yeeray, Askar Ilaalo ah baa timi isla marki. Marki la xirayay ayuu Tuugi yiri, waa Aduun daacadnimadi ka dhamaatay oo la is wada khiyaamayo!!
Beenaaluhu wuxuu u heystaa in dadka oo dhan beenaale yahay.
Qofka wax khiyaama wuxuu u heystaa dadka oo dhan kuwa wax khiyaama.
Tuuguna sidoo kale...
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)
