Wednesday, April 23, 2025

Turkigu xitaa Somaliya ma siin wax ka badan $2 bilyan

      


﷽ ✍ #Thetruth!

๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฌ๐ข ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐š ๐ฎ ๐ก๐š๐ง๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š. ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ-๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง, ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ. ๐–๐š๐š ๐Š๐š๐ง ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‹๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š.


Heshiiskii shidaalka ee u dhexeeyey dawladda Soomaaliya iyo dawladda Turkiga ayaa si rasmi ah loo shaaciyey kadib markii loo gudbiyey Baarlamaanka Turkiga. Waxaana si cad u muuqata in Turkigu helay xuquuq dhaqaale oo ballaadhan, isagoo si aan xadidneyn xaq loogu siiyey kheyraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya.


๐๐จ๐๐จ๐›๐š๐๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ฌ๐ข๐๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š:


๐Ÿ: ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐€๐š๐ง ๐‹๐š๐ฅ๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฆ๐ข ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ง: Turkiga waxaa la siiyey xuquuq gaar ah oo uu keligii sahmin karo, horumarin karo, ugana soo saari karo shidaalka gudaha Soomaaliya iyo baddeeda. Ma jirto cid kale oo heli karta xuquuqdaas – waa monopoly buuxa.


๐Ÿ: ๐‹๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ช๐ฎ๐ฅ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐ก๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐–๐š๐š ๐‹๐š๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ: Turkigu ma bixinaayo wax lacag ah oo la xidhiidha saxiixa heshiiska, horumarinta, ama wax-soo-saarka – khidmadahaas oo dalalka caalamku sida caadiga ah malaayiin dollar kaga helaan shirkadaha shidaalka.


๐Ÿ‘: ๐Š๐ก๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐ค๐š ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: Caadiyan shirkadda maalgashanaysa ayaa bixisa kharashaadka bulshada iyo tababarka, hase yeeshee heshiiskan waxa si gaar ah u dhigaya in kharashaadkaasi noqdaan kuwa “la soo ceshan karo” – taas macnaheedu yahay in Soomaaliya ay iyadu bixiso kharashkaas.


๐Ÿ’: ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐š๐š๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐Ÿ—๐ŸŽ% ๐’๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Š๐š๐ก๐จ๐ซ ๐…๐š๐š’๐ข๐ข๐๐จ ๐–๐š๐๐š๐š๐ : Kahor inta aan wax faa’iido ah la wadaagin, Turkigu waxa uu qaadan karaa ilaa 90% wax-soo-saarka shidaalka si uu u daboolo kharashaadkiisa. Soomaaliya waxba kama helayso ilaa Turkigu uu si buuxda u soo ceshado kharashkiisa.


๐Ÿ“: ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐–๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐Ÿ“% ๐Š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: Marka heerka faa’iido wadaagga la gaadho, Soomaaliya waxay heli doontaa ugu badnaan 5% oo khidmad ah ‘royalty’, taasoo si aad ah uga hooseysa heerka caalamiga ah ee u dhexeeya 10% ilaa 15%.


๐Ÿ”: ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐–๐ฎ๐ฎ ๐†๐จ’๐š๐ง ๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ: Haddii Soomaaliya dejiso sharci cusub oo kordhinaya kharashaadka Turkiga, lacagtaasi si toos ah ayaa looga jari doonaa faa’iidada Soomaaliya. Taas micnaheedu waa in Soomaaliya aan xitaa xor u ahayn inuu is-difaaco sharci ahaan.


๐Ÿ•: ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐—๐จ๐ซ ๐ฎ ๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š: Heshiiska waxa uu siinayaa Turkiga xorriyad buuxda oo uu shidaalka u dhoofin karo meel kasta oo uu doono, iyadoo Soomaaliya aan wax go’aan ah ku lahayn maamulka ama suuq geynta shidaalkaas.


๐Ÿ–: ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐จ ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š ๐Š๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š ๐€๐ฒ๐š๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐’๐š๐ก๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š: Qodob ka mid ah heshiiska wuxuu ogolaanayaa in Turkigu ciidamo usoo diro si ay u sugaan goobaha shidaalka – waa fal xadgudub ku ah madax-bannaanida dalka.


๐Ÿ—: ๐Š๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ ๐–๐š๐ฅ๐›๐š ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐ ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐›๐ฎ๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐“๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š: Dacwad kasta oo ka dhex dhalata labada dhinac waxa lagu go’aaminayaa maxkamad Turkigu martigelinayo, taasoo meesha ka saaraysa madax-bannaanida sharciga Soomaaliyeed.


Heshiiskani wuxuu Soomaaliya gelinayaa xaalad gumeysi dhaqaale oo casri ah. Waa heshiis aan caddaalad ahayn, aan sharciyad qaran lahayn, dunida ma jirto cid heshiish noocan gashaa. Dawladda Ukraine waxay diiday heshiis macdaneed oo Mareykanku rabay 50% faa’iido ah, inkasta oo Mareykanku siiyey Ukraine taageero dhaqaale iyo milatari oo ku dhow $200 bilyan, kana difaacay duullaanka Ruushka.


Turkigu xitaa Somaliya ma siin wax ka badan $2 bilyan.





Cabsidda Cusub Ee Dollar ka !

       


﷽✍ ๐Ÿ“ข #Warning!๐Ÿšจ

  Lacagaha Maalqabeenadda Ciraaq ee bangiyada Mareykanka waxaa lahaan doona dadka Mareykanka.


 Madaxweyne Donald Trump ayaa dhawaan sheegay in dhaqaalaha siyaasiyiinta Ciraaq ay ku xareeyaan bangiyada Mareykanka ay hadda yihiin hantida shacabka Mareykanka, taasoo magdhow u ah dhiigii iyo naf-hurnimadii askarta Mareykanka ee Ciraaq.


 Waa kuwan liiska qaar ka mid ah lacagta lagu eedeeyay sida lagu daabacay bogga Khasnadda Maraykanka:


 ๐Ÿ‘‰Nuri al-Maliki: $66 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Adnan al-Asadi: $25B 

 ๐Ÿ‘‰Saleh al-Mutlaq: $28B 

 ๐Ÿ‘‰Baqir al-Zubeydi: $30B 

 ๐Ÿ‘‰Baha al-Araji: $37 bilyan

 ๐Ÿ‘‰M. Al-Daraaji:     $19B

 ๐Ÿ‘‰Hoshyar Zebari: $21B 

 ๐Ÿ‘‰Mascuud Barzani: $59B 

 ๐Ÿ‘‰Salim al-Jubouri: $15B 

 ๐Ÿ‘‰Sadoun al-Dulaimi: $18B 

 ๐Ÿ‘‰Faaruuq al-Araji: $16B 

 ๐Ÿ‘‰Adil Abdul-Mahdi: $31B 

 ๐Ÿ‘‰Osama al-Nujaifi: $28B 

 ๐Ÿ‘‰Haider al-Abadi:

    $17 bilyan

 ๐Ÿ‘‰M. al-Karbuuli: $20 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Axmed Nuuri al-Maaliki:    

     $14 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Tarek Najm:     $7 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Cali Al-Allaq:    $19 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Cali al-Yasari:   $12 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Xasan al-Anbari: $7 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Iyad Allawi:       $44 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Jalal Talabani:  $35 bilyan

 ๐Ÿ‘‰Raafi Al-Cisaw: $29 bilyan


 Wadarta guud: $597 bilyan*


 Xaalad argagax leh ayaa lagu soo waramayaa in ay qabsatay shaqsiyaad caan ah oo ku baahsan Sacuudiga, Imaaraadka, Kuwait, iyo Baxreyn.

 Iyada oo la isku dayay in si deg deg ah lacagaha looga wareejiyo Mareykanka, xitaa khasaarooyin la taaban karo.  

Arrintan ayaa sidoo kale keentay cabsi baahsan oo ka jirta dalka Switzerland oo laga cabsi qabo ammaanka bangiyada caalamka.

Maadaama sirta xisaabaadka bangiyada caalamiga ah ay soo food saartay khatar weyn, taa soo meesha ka saartay kalsoonida hay’adaha maaliyadeed ee caalamka.