﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, November 10, 2019
Somali Alite Politicians What ever you call are paid cheap
Yaan loo riyaaqin hadalkii Sheikh Shariif .
Somalia wexey mareysaa meeshii ugu fiicnayd kadib Burkii 1991 kii.
Dawlada shisheeye ayaa dabada kariixaaya Burburka Dalkeena.
Qandaraasyadii sida xaqdarada ah ey kuheleen iyo Bililiqaysigii hantida umada Somaliyeed ayey doonayaan iney dib u yagleelaan.
Burbur aragnay, dawlad la’aan aragnay , dayac iyo bahdil badan kala kulaynay dunida dacalaseeda mana dooneyno in aan dib ugu laabano.
Somaliya horay ayey u socotaa una Socondoontaa.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)
