.info- Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa magacaabay Xukumadii ugu tayada xumeyd marka la qiimeeyo Wasaaradaha Arrimaha gudaha,arrimaha dibadda,Batroolka,Cadaaladda iyo hoowlaha guud. Wasiiradda la magacaabay waxaa ku jira oo qura Jeneral Diini ,Wasiirka Gaashaandhiga iyo Cabdiraxman Ceynte ,Wasiirka Iskaashiga Caalamiga inta kale waa kuwii hantida Qaranka Soomaaliyeed dhacay iyo xagjiriin ka tirsan urur diimeedyada Waxaan halkaan idinkuugu soo gudbinayaa Magacyadda,xilalka ,taariikhaha iyo qabiiladda 20-ka Wasiir ee la magacaabay.
Magacyada Wasiirrada
1. Maxamed Cumar Carte Ra'iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga ,waa Isaaq ,Habar Awal,Sacad Muuse ,Nuux Ismaaciil,Reer Gadiid, Sarkaal ka tirsanaa Hay’ada Sirdoonka Mareykanka oo ku jiray Warbixintii Wikileaks.
2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta ,Waa Dir,Biyo Maal,Gaadsan ,wuxuu ka tirsan kooxaha Mayalka adag ee Xagjiriinta Somalia,wuxuuna ka mid ahaa Raggii Maxaakiimta Islaamka la baxay ee Koofurta Somalia.
Wasiir Gaboobe wuxuu ka soo qeybgalay dagaaladii Al -Itixaad la galeen Cabdullahi Yusuf ee Boosaaso ka dhacay,dagaalkii Al Itixaad la galeen Killinka 5aad,waxaa loo yaqaan Ugaas Bile,wuxuuna u ololeeyaa in Somaliland aqoonsi la siiyo.
Wasiir Gaboobe wuxuu degan yahay Hargeysa,waana ninka wada Abaabulka dagaalada Deefoow,Kabxanleey iyo Shabeeladda hoose,isagoo aaminsan qadiyad ku saleeysan aqoonsiga Somaliland iyo in la helo dhulweyne u gaara beesha Dir.
Gaboobe wuxuu qaabilsan yahay Xiriirka Al-Shabaab iyo beelweynta Dir.
3. Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka . Waa Hawiye,Habargidir,Saleebaan,waana Maamulaha Machad-ka Simad
4. Maxamed Aadan Ibraahim "Fargeti" Wasaaradda Maaliyadda ,Waa Raxanweyn,DISOOW,waxaana keensaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Mohamed Cismaan Jawaari,mana ahan nin awood u leh inuu maamulo Maaliyadda Somalia.
5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga , Waa Daarood,Mareexaan, Waa Taliyahii hore ee Ciidanka xooga dalka Somalia,waana shaqsi afgaaban laakiin waa nin aad ugu dhaw kooxda Damujadiid.
6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda ,Waa Dir ,Gadabuursi, Makaahiil,waa ninkii dhacay hantidii Bankiga dhexe ee Somalia sidaas darteedna isu casilay.waxaana lagu xasuustaa inuu ku soo baxay Warbixintii UN Monitering Group.
7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada ,Waa Daarood,Leelkase,waxeey ku noolan jirtay Canada,waxeeyna leedahay NGO,waxeey saaxiibo yihiin Cumar Cabdirashiid
8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ,Hawiye,Reer Aw Xasan,Reer Aw Mahdi,wuxuu ka tirsan yahay Kaadiriinta Damujadiid,wuxuu horey u ahaan jiray Wariye ka soo shaqeeyay Telefishinka AlJazeera,waxaana la rumeeysan yahay inuu yahay Sarkaal u muhiima Sirdoonka Qatar oo ka hoowlgala gudaha Somalia gaar ahaan Muqdisho.waxaa fahad xilkaas loogu magacaabay inuu bilo kadib ku wareejiyo Faarax Cabduqadir ,iyadoo Ra'isulwasaaraha sameeyn doono isku shaandheeyn laakiin la rabo in hada Baarlamaanka ansixiyaan.
9. Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga , Waa Hawiye,Murusade,waana xubin sare ka tirsan Urur diimeedka Aala Sheekh,wuxuu ahaan jiray Wariye ka soo shaqeeyay VOA iyo Aljazeera,wuxuuna Muqdisho ka furtay Machad-ka Heritage.
10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka ,Waa Isaaq ,Habaryoonis,wuxuu ahaa Safiirka Malaysia u fadhiya Somalia,wuxuu horey u ahaa Gudoomiyaha Urur siyaasadeedkii Gurmad ee Somaliland,waana xubin ka tirsan Urur diimeedka Damujadiid laakiin nasiibdarada ugu weyn waxeey tahay in Dastuurkii dalka lagu aaminay ninkii kala gooynta dalka Somalia ololaha ugu jiray,isagoo aan weli ka tanaasulin qadiyadiisii Gooni goosadka Somaliland
11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta ,Waa Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer,Reer Isaaq,waxaa dhalay nin Wasiir ka ahaan jiray Dowladii Maxamed Siyaad Barre oo la dhihi jiray Xuseen Cabduqadir Qaasim,oo ahaa Wasiirkii Batroolka.
12. Cali Axmed Jaamac "Jangali" Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada , Waa Daarood,Dhulbahante,wuxuu ahaan jiray Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda xilligii Cabdullahi Yusuf,waana nin lacago badan inuu lunsaday lagu heysto laakiin waxaa keensaday Fahad Yaasiin oo ay isla yihiin reer Nairobi.
13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ,Waa Meheeri,Carab Saalax.
14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha ,Waa Digil,Garre, Tuuf.waana xubin ka tirsan Urur diimeedka Damujadiid
15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha,Waa Jareerweyne,Shiidle,
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska ,Waa Digil,Gelledi.
17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha , Waa Tumaal,waxeeyna ka mid aheyd kooxdii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee Xisbiga Tayo.waxaa dhalay Sareeya Guuto Maxamed Cali Samatar,Madaxweyne ku xigeenkii Kacaanka.
18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ,Waa Hawiye,Gaaljecel,wuxuu ka tirsan yahay Urur diimeedka Damujadiid,wuxuu ka tegay London Uk,
19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga , Waa Hawiye ,Xawaadle,waxaa dhalay nin Madaxweyne Xasan Garguurte walaalahiis wada dhasheen ,sidaas darteed wuxuu ku jiray Xukumadii Ra'isulwasaare Saacid.
20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka, Waa Raxanweyn,Hadamo ,waxeey la taliye ka aheyd mashruucii Go to school,waxeeyna ka tagtay dalka Ingiriiska

No comments:
Post a Comment