﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Friday, October 18, 2013
Mid ka mid ah kooxdii Weerartey Westgate oo la aqoonsadey
Muuqaaladii laga soo bandhigey kooxdii geeysatey weerarkii Suuqa Westgate Magaalada Nairobi bishii lasoo dhaafey ee septempar ayaa la aqoonadey wajigiisa wuxuuna ahaa Xasan Cabdi Dhuxulow oo ku noolaan jirey Dalka Norway, BBC World ayaa maanta 17.10.2013 soo bandhigtey.
Xasan Dhuulow wuxuu haystey dhaalashada Norway wuxuuna Soomaaliya ku laabtey 2009 waxaa sidii TV-ga BBC World u cadeeyey Qaaraabadiisa oo joogta Norway.
Horey ayaa Dowlada Norway sheegeen inuu jiro shaki laga qabo in nin dhalasho Norway ah haystaa uu qayb ka ahaa weerarka.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment