Friday, October 4, 2013

Khilaafkii ugu xumaa oo ka dhex taagan Xasan Gurguurte iyo Saacid Shirdoon!






                                                           




khilaafka labada nin yaa yimid  ka dib waxii ka danbeeyey heshiiskii Etoobiya ku galeen dowlada iyo Maamulka Jubba iyadoona sida muuqata heshiiskaasi lagala tashan wasiirka kowaad ee Soomaaliya  Saciid iyadoona waxii ka danbeeyey xiligaas Saaciid uu bilaabay in uu shir dib u heshiin u qabto dadka ka soo jeedo gobolada Jubooyinka.
Labada nin  oo khilaafkooda la xalin waayey ayaa waxay soo dadajisay in xilka laga xayuubiyo  Saciid iyadoona xiligaan aad moodidi khilaafka soo kala dhaxgalay labadaan nin  ay soo dadajin karto khilaaf soo dadajiyo in socon weyso dowlada walba la soo dhisa madaama horey loogu soo arkay qilaafka soo kala dhax galo masuuliyiinta sar sare aqirkii danbe uu keeno in ay bur burta dowladii  la yiri waxbay kaduwan tahay kuwii ka horeeyay,laakiin noqotay 0 bidixda la qoray!

No comments:

Post a Comment