Wednesday, October 30, 2013

.(MUSHARAXiita.... PUNtland! Dr:Abdiwali Ali Gaas _ & Abdulahi Ciid Osman)



The only reason to give a speech is to change the puntland...
  When one door closes another door opens, but we so often look so long and so regretfully upon the closed door, that we do not see the ones which open for us.”


http://youtu.be/gXMbzfHDjFQ

MUSHARAXDr:Abdiwali Ali Gaas _ & Abdulahi Ciid Osman)

The only reason to give a speech is to change the puntland....(MUSHARAXDr:Abdiwali Ali Gaas _ & Abdulahi Ciid Osman)
When one door closes another door opens, but we so often look so long and so regretfully upon the closed door, that we do not see the ones which open for us.”

http://youtu.be/gXMbzfHDjFQ
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=gXMbzfHDjFQ

Thursday, October 24, 2013

Jerome "Jerry" Seinfeld (Story)


                                                                             
Jerome "Jerry" Seinfeld (born April 29, 1954) is an American stand-up comedian, actor, writer, and television/film producer, best known for playing a semi-fictional version of himself in the sitcom Seinfeld (1989--1998), which he co-created and co-wrote with Larry David, and, in the show's final two seasons, co-executive-produced.

In his first major foray back into the media since the finale of Seinfeld, he co-wrote and co-produced the film Bee Movie, also voicing the lead role of Barry B. Benson. In February 2010, Seinfeld premiered a reality TV series called The Marriage Ref on NBC. Seinfeld directed Colin Quinn in the Broadway show Long Story Short at the Helen Hayes Theater in New York which ran until January 8, 2011.

Seinfeld is known for specializing in observational humor, often focusing on personal relationships and uncomfortable social obligations. In 2005, Comedy Central ranked Jerry Seinfeld 12th out of 100 as the greatest comedians of all time in its four-part special The 100 Greatest Standups Of All Time

Seinfeld

Seinfeld created The Seinfeld Chronicles with Larry David in 1988 for NBC. The show was later renamed Seinfeld to avoid confusion with the short-lived teen sitcom The Marshall Chronicles and, by its fourth season, had become the most popular and successful sitcom on American television. The final episode aired in 1998, and the show has been a popular syndicated re-run. The show also starred Saturday Night Live veteran Julia Louis-Dreyfus, as well as experienced actors Michael Richards and Jason Alexander. On the show, Seinfeld played a caricature of himself. He has said that his show was influenced by the 1950s sitcom The Abbott and Costello Show. Citing Jean Shepherd as an influence in his commentary for "The Gymnast" episode on "Seinfeld, Season 6," he said, "He really formed my entire comedic sensibility--I learned how to do comedy from Jean Shepherd." Seinfeld also holds the distinction of being the only actor to appear in every episode of the show. From 2004--2007, the former Seinfeld cast and crew recorded audio commentaries for episodes of the DVD releases of the show. Seinfeld himself provided commentary for numerous episodes.

Post-Seinfeld
1998--2006

After his sitcom ended, Seinfeld returned to stand-up comedy instead of pursuing a film career. In 1998, Seinfeld went on tour and recorded a comedy special titled I'm Telling You for the Last Time. The process of developing and performing new material at clubs around the world was chronicled in a 2002 documentary, Comedian, which focused also on fellow comic Orny Adams, directed by Christian Charles. He has written several books, mostly archives of past routines.

In the late 1990s, Apple Computer came up with an advertising slogan called "Think different" and produced a 60-second commercial to promote the slogan which showed people who were able to "think differently", like Albert Einstein, Mahatma Gandhi, Martin Luther King and many others. This commercial was later cut short to 30 seconds and ended up paying tribute to Jerry Seinfeld. This commercial aired only once, during the series finale of Seinfeld.

In 2004, Seinfeld also appeared in two commercial webisodes promoting American Express, titled The Adventures of Seinfeld & Superman, in which he appeared together with an animated rendering of Superman, who was referenced in numerous episodes of Seinfeld as Seinfeld's hero, voiced by Patrick Warburton, who had portrayed David Puddy on Seinfeld. The webisodes were aired in 2004 and directed by Barry Levinson. Seinfeld and "Superman" were also interviewed by Matt Lauer in a specially-recorded interview for the Today show. Seinfeld had a cameo appearance on May 13, 2006, Saturday Night Live episode as host Julia Louis-Dreyfus' assassin. Louis-Dreyfus in her opening monologue mentioned the "Seinfeld Curse". While talking about how ridiculous the "curse" was, a stage light suddenly fell next to her. The camera moved to a catwalk above the stage that Seinfeld was standing on, holding a large pair of bolt cutters. He angrily muttered, "Dammit!", angry that it didn't hit her. Louis-Dreyfus then continued to say that she is indeed not cursed.

“There is something in October ????????

“There is something in October sets the gypsy blood astir: We must rise and follow her, When from every hill of flame We calls, and calls each vagabond by name OCTOBER!!


 
.”   October in the history of Somalia
• October 1, 1925, Italy started to invade Sultanate of Hobyo.
• October 12, 1954, the birth of Somali flag.
• October 15, 1969, President Abdirasheed was assassinated.
• October 15, 1969, Sheikh Mukhtar becomes the interim President.
• October 21, 1969, the Somali military took over the power.
• October 3-4, 1993, The USA forces in Somalia fights with SNA in Mogadishu.
• October 16, 2011, Kenya intervened Somalia

Monday, October 21, 2013

Siyaad barre wuxuu yiri wallee dal mooye dad laigama dhaxlo tiiba dhacday.

Siad Barre took power in Somalia in the night of 21st Oct 1969 in a bloodless military coup. He ruled for 21 years. Since January 1991, Somalia has been suffering from violence, Islamic extremism, disintegration, sea piracy, terrorism and widespread lawlessness. Is this because of his legacy or the lack of a leader as strong as he once was?

                                                     http://www.jaallesiyaad.com/sawirro/gallery-part-7

Friday, October 18, 2013

Mid ka mid ah kooxdii Weerartey Westgate oo la aqoonsadey




                                                 



Muuqaaladii laga soo bandhigey kooxdii geeysatey weerarkii Suuqa Westgate Magaalada Nairobi bishii lasoo dhaafey ee septempar ayaa la aqoonadey wajigiisa wuxuuna ahaa Xasan Cabdi Dhuxulow oo ku noolaan jirey Dalka Norway, BBC World ayaa maanta 17.10.2013 soo bandhigtey.
Xasan Dhuulow wuxuu haystey dhaalashada Norway wuxuuna Soomaaliya ku laabtey 2009 waxaa sidii TV-ga BBC World u cadeeyey Qaaraabadiisa oo joogta Norway.
Horey ayaa Dowlada Norway sheegeen inuu jiro shaki laga qabo in nin dhalasho Norway ah haystaa uu qayb ka ahaa weerarka.

Waa kuma Ninka Ciidamada Mareykanku doonayeen in ay ku qabtaan Degmada Baraawe ee G/Shabeellaha Hoose(Daawo Sawirada)


                                                 






Markii ugu horeysay ayaa waxaa saxaafadda u suura gashay in ay hesho sawirada nin ka mid ragga ay aad u baadi goobayso dowladda mareykanka, kaaso ka tirsan al Qaacidda geeska Africa.

Ninkaan magaciisa xarakiga uu yahay Abu Cikrama Almuhaajiri ayaa waxaa uu u dhashay Soomaalida dalka kenya, waxaana la rumaysanyaay inuu wax ka maleegay howl gallo argagixiso oo ka dhacay dalalka geeska Africa .

Abu Cikrama al muhaajir oo magiciisa runta ahna uu yaha C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa eedaymaha loo haysto waxaa ka mid ah ku lug yeelashada weeraradii lagu qaadey safaaradihii mareykanka ee dalalka Kenya iyo Tansania, iyo waliba weerar kale oo ka dhacay magaala xeebeeda Mambasa.

Dhawaan ayaa Ciidamada sida gaarka ah u taba baran ee Mareykan waxay howlgal gaar ah ka fuliyeen magaalada baraawe kaasoo la doonayey in lagu soo qabto ninkaa hase ahaatee waa uu ka badbaadey.

Qalabka warbaahinta ee dalka norway ayaa ku waramay in Abu Cikrama Almuhaajir uu qaxootinimo isaga soo dhiibay dalka Norway sanadkii 2004kii isagoo sheegtay inuu kasoo qaxay Dalkaasi dagaaladu halakeeyeen, halkaas oo uu mudda ka shaqeynayey shirkad nadaafadeed, intii uusan dib ugu noqon Soomaaliya halkaas oo uu la sii shaqeynay ururka diimeedka mayalka adag ee Al shabaab.

Waxaana mid ka mid ah talafishinada ugu afka dheer dalkaasi Norway oo lagu magacaabo TV2 uu soo bandhigay sawiro farabadan oo ah ninkaas, kuwaas uu iska qaadey isag markii daganaa dalaka Norway. Sawiradan ayaa noqonaya kuwii ugu horeyey saxaafaddu hesho.

MAQAAL:-Anaga & Belgium maxaa noo xeer ah?,Qore:-Amiin Yuusuf Khasaaro.

                                                            



Waxaa Hadal Heynta ugu balaaran ee Maalmahan taagan ay tahay Qabashadii Hogaamihii Burcad Badeedka Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) kaasoo lagu qabtey Magaaladda Brussels ee Dalka Belgium waxaana markaad tegtid Goobaha la isugu yimaado aad arkeysaa Dad si weyn ugu doodaya qabashada Afweyne mar aan saakey aniga oo ku sugan mid ka mid ah Baararka waa weyn Magaalada Muqdisho  islamarkaana la fidhiyo dad isugu jira Odayaal iyo Dhalinyaro ayaa waxaa noo yimid nin Odey ah oo aad u Careysan waxaana uu  markiiba nagu yiri “Walee waa kala Cadaan doontaa mar ay ahaataba Dadkii gacan geliyey  Afweyne waana lala Xisbaatami doonaa,waxaana  aan Aaminsanahay in Afweyne lacag lagu kala qaatey Madaxiisa” intaa markuu yiri isagoo taagan ayaa waxaa loo Dalbey Kursi nin kale oo Odey ah ayaa waxaa uu yri “Agteeda soo fariiso waan kula qabaa in Afweyne la Shir Qooley “
Doodii ayaa kululaatey oo waxaa lagu sigtay in Gacanta la isku qaado hase yeeshee nin Odey oo si weyn looga Haybeysto ayaa doodii soo dhex galey oo yiri “Muran iyo Qajajac lama reebee wax Cad maysaan in Afweyne la shir Qooley “inta la is Fiir fiiriyey ayaa nin kaloo meesha ka dhawaa Doodii  ku soo Dhawaadey oo yiri “Anaga iyo Belgium maxaa noo xeer ah “Dadkii Goobta ku sugnaa ayaa mar Qura indhaha wada taagey oo la yaabey waxa ka soo yeerey ninka Odeyga ah  “markasuu daba Dhigey “Maxaa Indhaha la taageysaa waa runtey” Anagga iyo Belgium bay noo taalaa” Waxaan Odeyaasha meesha fadhiya weydiinayaa oo aan ka rabaa “ Anaga iyo Belgium maxaa noo Xeer ah”.
Nin kale o Odey ah ayaa yiri “Maxaa ka wadaa “Anaga Belgium maxaa noo Xeer ah “ Odeygii oo ka jawaabaya ayaa waxaa uu soo qaatey Sheeko hore oo yiri  “Hadda ka hor in ka soo jeeda  Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Ganacsi u Aadey Dalka Talyaaniga ,markii uu ka tagey Dalkaas ayuu waxa uu degey Hotel ku yaala Magaaladda Roma , waxaa Habeenkii u soo dhacay Kooxdii Burcadda ahayd ee Birigaato Rooso,waxaa laga qaatey Boorsadii lacagta uga buuxdey oo uu dooneyey in uu ganacsi ku sameyeeyo, inta uu naxay oo isku wareerey  ayaa waxaa uu soo wacay Nin Nabadoonkiisa ah waxaa u sheegey wixii ku dhacay markaasuu yiri” Nabadoone anaga iyo Birigaato Rooso maxaa noo Xeer ah” Ninkii Nabadoonka ahaa inta yaabey ayuu ku yiri ninkii la dhacayWar waan raadinayaa ee wax yar I sug markiiba Nabadoonkii waxa uu tagey  Safaarada Talyaaniga uu ku lahaa Dalka wuxuuna ku yiri “ Talyaaniyow naga  Gar bax, nin aan Nabadoon u ahay ayaa Burcad kiinaa Dhacday,markiiba Talyaaniga arrrintii waa uu baarey marki uu ogaadey in ninkaas la dhacay ayaa Dib loogu celiyey Xoolihiisii” marka waxaan Sheekadaas ku keeney maanta waxay taagan arrintii Birigaato Rooso oo ah” Aniga iyo Belgium maxaa noo xeer ah”.
Markii uu sheekadaas halkaa ka sheegey ayaa nin weliba uu Qosol la dhacay waxaana loo qaybsamey rag taageersan Odeyga iyo kuwa ka soo horjeeda  waxaa arrinta gaartey meel Qaraar waxaana doodii qaatey nin Odey ah oo si weyn ula dhacsanaa Warka Odeyga oo ah “Anagga iyo  Belgium bay noo taalaa, waxaana ka Jawaabaya warka odeyga oo ah  in Xeerka Noo yaala Anaga iyo Belgium ay tahay in aan Is Afduubano””waxaa uu sii raaciyey  “mid baan ku darayaa Runtii Belgium waa naga Gardaran tahay waayo Afweyne mar hore ayaa la Cafiyey oo uu ka Towbad keeney arrimhii Burcad Badeedka marka maanta Gar uma laha in Afweyne uu Belgium iska Xirto,waxaana arrinta aan Masuuliyadeeda Dusha ka saarayaa Dowladda Faderaalka waayo maanta ma la joogo Xiligii ku meel gaar ka ahaa waxaa noo dhisan Dowlada Rasmi  ah ,iyada ayaa laga rabaa in ay arrintaa Dhex gasho oo Tiraahdo ma la joogo Xiligii Dadkeenna la iska qabsan jirey Haddii Maxkamad la saarayo Afweyne anagaa ayaa Saareyna “ markuu uu warkaas ka soo yeerey Dadkii Goobta fadhiyey si weyn ayey Madaxa ugu Ruxeen  waxaana uu sii dabadhigey.
“Afweyne Dalal badan buu tagey waxaan Xasuustaa in lagu qabtey Dalka Malaysia markii Muddo la baaray waa la sii daayey,marka in maanta uu Belgium Qabsado waa wax aanan u Dulqaadaneyn waxaana leeyahay Dowladda Belgium Afweyne mar hore ayuu ka Toobad keeney arrimihii Burcad Badeedka,waxaana ku Celinayaa ninkaas ma haysan kartaan  haddii kale waxa aan kala helno ayaan leedihiin, waxaana Ceeba in Nin Martiqaad loo sameeyey in lagu Xadgudb waa arrin kale oo meesha taal, waxaa ka yaab badan in Belgium ay Xarig kula Dhaqaaqdo Madaxweynihii hore ee Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed Cabdulaahi Aadan Tiicay waana Xadgudub aan Geed loogu soo gaban waxaana u soo jeedinayaa Dowladda Belgium inta ay arrintu meel Xun gaarin iska sii daaya Labadaas Odey welibana Tiicey kuma sii jiro waxaa uu ahaa ninkii lahaa Fikradda in Afweyne iyo Dhalinyaro badan oo Burcad Badeed ah ay ka Tanaasulaan Falkaas Guracan ,Haysigoodana waxaan u arkaa in reer Yurub ay Doonayaan in mar kale  Dib u soo nooleyaan Howlihii  Burcad Badeedka oo Dhalinyaradii ka soo baxdey Burcad Badeedka oo uu Hormuudka u  ahaa Afweyne in hadana Dib u qaataan Qoryahoodii iyo Doomankoodi,waxaana Dhab ah in Belgium uu yahay  Dalka ugu Burcad Badeednimada Badan marka la fiiriyo Badeenna”.
Nin kale oo meesha ku sugnaa oo Dhageysanyey waxa meesha ka socda ayaa isna soo dhexgaley  oo arrintii sii Kululeeyey ka dib markii uu si Cad u yiri “Belgium nagama Xoog badna waxaana soo jeedinayaa waa haddi aad meel ku Ogtihiin Ruux Belgium oo Dalka jooga waa in aad u Howlgashaan sidii aad ku soo qaban lahaydeen waayo waxaa CadBelgium in Afweyne ay Afduubteen marka maxaa noo Diidaya in aan Anagana aan Afduubano Ma Waadiniintooda Soomaalidu waxay Tiraaadaa “ Qaniinyaa Qaninyo kaa Fujisa”.
Marka Belgium Xadgudub  bay geysteen marka waa inoo  Il iyo Aragti” waxaana noo Balan ah Belgium Badda” Markii ay Sheekadu halkaa ku Biya Shubatey oo la isku raacay in Belgium la iska Dhiciyo, waxaa soo boodey nin meel sidaa aan uga fogeyn Goobta oo Dhageysanayey waxa meesha ka socda  waxaana  uu yri.
“Waryaada ma Sheekadii Xamar taaley baad Dooneysaan in aad Aduunka ku Deydaan war Ninkaas Waa Dambiile  Ummaddaan iyo Adduunkaba  Dhib badan u geystey ma waxaa Dooneysaa in Ninkii Abuurey Burcad Badeedka aad Qabiil ku Difaacdaan Walee taasi waa Dhamaatey,waxaan Idiin soo jeedinayaa ka war suga waxa uu ka helo Maxkamadda Aduunka Hadii kale Sheeko aan soconey Nafsadiina ha u sheegina, markii uu Hadalkaas uu Afkiisa ka soo baxdey  ayaa waxaa halkaas ka Dhacdey in Gacanta la iskula Tago oo meeshii lagu kala tago iyadoo mid waliba uu isla Quman yahay,halkii uu ka Dhaqaaqo waxaa uu sii raaciyey “waxaan soo Xasuustey  mar aan ka qayb galey Beel Kulan isugu timid Xiliyadii Qabqablayaasha Dagaalka  waxaan Kulankoodii uu ku soo Gabagaboobey oo Beeshu isku Raacdey in ay Kalsoonidii lagala laabto  Qaramada Midoobey marka Sheekadaan ah Aniga iyo Belgium Maxaa noo Xeer waxay ay la mid tahay Beeshaas Kulantey ee tiri  “waxaan Kalsoondii kala laabaney Qaramada Midoobey.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

[ISKA FAHAN ADIGUBA]:



CAQLIGU MARKUU IDLAADO _MASKAXDIYO MAANKU GURO
MURAAD RUUX KALE WATAA _HAD IYO JEER MARIN U NOQON !!

Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Oo Xulaya Xildhibaanada Maamulka KMG ee Jubba!



                                                                      




Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo mar soo noqday Raisulwasaaraha Somalia ayaa maanta kulan dheer la qaatay madaxweynaha KMG ah ee Jubba. 
Kulanka oo saacado badan qaatay kadib ayaa waxaa Dr. Sharmarke loogu magacaabay inuu noqdo masuullka soo xulaya baarlamanka cusub ee Jubba, wuxuu kaloo Raisulwasaarihii hore qaabeynayaa qaabka baarlamnaka cusub uu u howlagali doono iyo guud ahaan tirada xildhibaanada, oo iyadana la isla gartay.
Dr. Sharmarke ayaa muddooyinkii u dambeeyey isaga daba noqonayey magaalada Kismaayo, isagoo shirar caalami ahna uga qayb galay, isagoo metelaya maamulka Jubba.
Axmed Madoobe iyo Dr. Cumar Cabdirashiid ayaa sidoo kale ka wada hadlay arrimaha amaanka Jubaland, iyo howlo farsamo oo sugaya maamulka cusub, waxay kaloo labada masuul ka wada hadleen shir khilaaf ka taagan yahay oo dowlada Somalia dooneyso in lagu qabto magaalada Kismaayo.

OBama Meet little angel Malala Yousafzai. )

"On every continent, there are girls who will go on to change the world in ways we can only imagine, if only we allow them the freedom to dream.” — President Obama
                                        


                                                

Monday, October 14, 2013

MARKII SAANTAADA IYO SOCOD KAAGU KULMAAN SUBXAANYAA LAGU MODAA !! :=)


                                                  




Waxaa la yaab leh Fariimaha Massage ka ah oo Shirkada Golis lasoo mariyey oo sida fariinta ku cad dolwada Somaliyeed soo dirtay iyo Qayla dhaanta ka soo yeeraysa Mucaaradaka Dowlada Puntland oo iyagu iskood isku magacaabay " Golaha Badbaadinta Puntland " maxaa kul miyey ? miyaan loo qaadan karin in sheekadu tahay Qayladu orgiga ka weyn ! Fadlan ka dhiibo Rayigaaga adiga oo aan qofna aflagaadayn Mahadsanidiin!???

Friday, October 11, 2013

Malala, you are an inspiration!


                            




Malala, you are an inspiration!
I would like to add that the world should not forget the girls back in her home town, still fighting for their cause in the face of deadly dangers! They are HEROES! What happen to Malala is enough to scare a man, yet this little suave girls keep on going to school! HEROES! Bravo Malala for leading and inspiring!

Thursday, October 10, 2013

Daawo Video;-Beeldaajaha Beelaha Cali Saleebaan oo si la yaab leh Bosaso loogu soo dhoweeyay

http://youtu.be/KzcawLWIjxM

Dowlada Puntland Iyo Saxaafada Oo Go’aan Midaysan Ka Gaaray Shirqool Laga Soo Maleegay VILLA Somaliya

Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed iyo ururka Suxufiyiinta Puntland ee marka magiciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan ‘’MAP’’ ayaa si wadajir ah go’aan midaysan uga gaaray in la joojiyo guud ahaan 4-fariimood oo cod ah oo VILLA Soomaaliya ay doonaysay in lagu marin habaabiyo shacabka reer Puntland,kuwaas oo dowlada Muqdisho ay doonaysay inay ka sii dayso Idaacada ku yaala Puntland.
Go’aanka ayaa soo baxay ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe ee Caasaimada Puntland.
Fariimahan ayaa dowlada Muqdisho sii dayntooda midiiba ay balan qaday inay ku bixiso lacag dhan 195$,waxaana  guud ahaan fariimaha laga dheehan karaa xayaysiis iyo ka badbadin aan runta ka tarjumayn oo dowlada Federaalku ay isku buunbuuninayso,xilli amaanka goobaha dowladu ay ka taliso uu faraha ka baxay,Puntland iyo Federaalku uu xiriirkoodii lumay,ka dib markii dowlada Xassan ay ku dhaqmi wayday Dastuurka ay ku heshiiyeen umada Soomaaliyeed,lana musuqmaasuqay deeqda ubadka Waxbarasho ee ubadaka reer Puntland.
MAP iyo dowlada si wayn ayay uga caroodeen fariimahan oo ahaa kuwii ugu yaabka badnaa ee ka yimaada magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.










Fariinta Kowaad   ayaa sharaxaysa Laba nin  oo midkood uu leeyahay ereyadan ;-
‘’Aniga Kooxdayda Cayaarta si wacan ayeey isula fahantaa oo Waanu Hagaagsan nahay, Halka kan kalena uu leeyahay aniga Kooxdeyda Caada Qaatayaal ayaa ku jiroo Kubada si wacan isuguma Baasno kuwo fara ku tiris ah oo dibadaha wax looga soo sheegay ayaa I qatalaya ee adaan kugu soo biirayaa’’.
 Fariinta labaad ayaa ka hadlaysa aAri  Sheekeysanaya oo oranaya;-
‘’Ninkii Cumar ahaa ee Cawska nala daaqi jiray wuxuu ku  biiray Dawoco kadib markii been iyo Naq aan jirin loo tilmaamay, wuxuuse soo arkay wixii loo sheegayay in ay been ahayd jirkiisana wuu soo dhamaaday laakiin hada waan soo dhaweyneynaa haduu nagu soo biirayo’’.
Fariimahan ayaa laga hadal hayaa guud ahaan Puntland,waxaana dadweynuhu ay iswaydiinayaan sababta keentay in dowlada Muqdisho ay dadweynaha reer Puntland ay isku daydo inay Saxaafada usoo mariso Fariimo ka dhan ah hogaanka Dowladooda ,aana u hiilinayn Midnimada iyo wadajirka umada Soomaaliyeed.
Si kastaba ha ahate arrimahan ayaa kusoo beegmaya xilli Puntland ay bishii August ay hakad galisay xiriirkii kala dhexeeyay Dowlada Muqdisho.

Tuesday, October 8, 2013

Saacid Shirdoon oo Xilka laga qaadayo iyo Xasan Sheekh oo Qandaraas Siinaya”NGO” Xaaska Saacid ,Caasha Xaaji.

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhaxgalay madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka xilli beesha caalamka ay cadaadis xoogan oo dhanka siyaasadda ah ku hayso hoggaanka DF-ka.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Xasan Sheekh Maxamuud uu qorshaynayo xil ka qaadis uu ku sameeyo R/wasaarihiisa Saacid Shirdoon,khikaafka labada dhinac u dhexeeya ayaa saameyntiisa laga damareemay xarumaha ay ku leeyihiin Muqdisho iyo socdaallo ay siyaaba kala duwan dibadda ku aadeen.
Saraakiil katirsan xafiiska Xasan Sheekh oo diiday in magacooda la adeegsado ayaa saxafi Muqdisho ku sugan u sheegay in Madaxtooyada Gurguurte ay ka go’antahay xilka qaadis lagu sameeyo Shirdoon dabayaaqada bishan October.
Xasan Sheekh ayaa maalmo ka hor intii uusan u ambabixin shirkii Biljamka kusoo idlaaday kulan laqaatay Xaaska Shirdoon Caasho Xaaji Cilmi iyo ganacsato ay isku heybyihiin oo magacaabistii R/wasaaraha lug weyn ku lahaa wuxuuna ku wargeliyay damaciisa ku aadan xilka xayuubinta Shirdoon.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in xildhibaanad Caasho loo balanqaaday in ay qaadato qandaraaska dayactirka garoonka diyuuradaha muqdisho iyo dekadda sidoo kale waxaa loo balanqaaday in wasiiru dowlaha madaxtooyada loo magacaabo Kamaal Guutaale.
Ilo wareedyo kale ayaa sheegaya in casilidda R/wasaare Saacid ay qeyb ka aheyd Heshiiskii Addis Ababa ku dhaxmaray DF-ka iyo maamulka Axmed Madoobe ee magaalada Kismaayo,siyaasiyiin udhuun duleela arrimaha DF-ka ayaa saadaalinaya in R/wasaaraha cusub loo magacaabo siyaasi magaciisa lagusoo gaabiyay “Xalane” oo xukuumaddii Cabdi Wali Gaas ka ahaa wasiirka maaliyadda.
Isqabqabsiga madaxda DF-ka ayaa ah mid soo jireen ah iyadoona marwalba isqabsadaan madaxweynaha iyo R/wasaaraha Cali Geedi iyo Col.Yuusuf ayaa gorodda isgeliyay sidoo kale shariif iyo Ina Sharmaake ayaa isku dhacay waxaana ugu dambeeyay Farmaajo iyo Cabdi Wali Gaas oo shaqada laga eryay

Friday, October 4, 2013

Khilaafkii ugu xumaa oo ka dhex taagan Xasan Gurguurte iyo Saacid Shirdoon!






                                                           




khilaafka labada nin yaa yimid  ka dib waxii ka danbeeyey heshiiskii Etoobiya ku galeen dowlada iyo Maamulka Jubba iyadoona sida muuqata heshiiskaasi lagala tashan wasiirka kowaad ee Soomaaliya  Saciid iyadoona waxii ka danbeeyey xiligaas Saaciid uu bilaabay in uu shir dib u heshiin u qabto dadka ka soo jeedo gobolada Jubooyinka.
Labada nin  oo khilaafkooda la xalin waayey ayaa waxay soo dadajisay in xilka laga xayuubiyo  Saciid iyadoona xiligaan aad moodidi khilaafka soo kala dhaxgalay labadaan nin  ay soo dadajin karto khilaaf soo dadajiyo in socon weyso dowlada walba la soo dhisa madaama horey loogu soo arkay qilaafka soo kala dhax galo masuuliyiinta sar sare aqirkii danbe uu keeno in ay bur burta dowladii  la yiri waxbay kaduwan tahay kuwii ka horeeyay,laakiin noqotay 0 bidixda la qoray!