﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, August 11, 2013
Safarkii Dr.Abdurahman A Baadiyow ku joogo dalka Germany. Berlin-
Qormaddii. Dr.Abdurahman A Baadiyow
Waxaan nabad ku soo gaaray magaalada Berlin, Germany. Waxaan soo booqday meeshii laga jebiyay darbigii Berlin "Berlin Wall". Immisa darbi xumaaneed (faqri, jahli, talo-xumo, kali-talisnimo, shuuciyad, cuqdad iyo...) ayaa la soo jibiyay inta aan dhab ahaan loo dumin " Berlin Wall" ? Waxey ila tahay in lagu cibro qato oo ruux kasta fiiriyo darbiyada (jidaadrka) qabligiisa ka dhisan oo ka celinaya dad ay aheed iney isku furnaadaan!! dibadeedna waa inaan jebinaa!
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment