#Bartamaha Magaalada #Garoowe Maqaayad ku taal oo #Madax Iyo shacaba ay ka wada #Shaahayaan Iyagoon wax illaalo ah #Wadan Oo aan wax #Cabsi ah ka muuqan, iyo Wal-wal amaan daro, oo Sheego iyo#Madadaalo Ku wada Mashquulsan.
Dowlada #Puntland Waxaa la oran karaa #Xitaa Wadamada #HorumarayWaa ka #Amaan Badan tahay markii la Eego marxalada ay #DuniduMaanta ku sugun tahay.
Sadar #Muuqda Waa su'aal ma doone.
#Guul & #Gobanimo Iga dheh.......
No comments:
Post a Comment