Anniga oo ku hadlaya dhamaan magaca Jaalliyada reer Puntland ee Sweden waxaan tacsi u dirayaa ehelkii uu ka geeriyooday Yusuf Ismaciil Bari-Bari Ambaassadoorkii u qaabilsanaa Xuquuqul insaanka Soomaliya iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka reer Puntland geeridaas ku timid Ambaasadoor Yusuf.
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay goobtaas inuu caafimaad degdeg ah siiyo intii dhimatayna ehelkooda ka samirsiiyo.
No comments:
Post a Comment