﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Monday, March 16, 2015
Boqortooyada Ingiriiska oo Safiir cusub usoo Magacawday Dalka Soomaaliya
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Uk , iyadoona lasoo magacaabay Safiir cusub oo badal u noqonaya safiirkii hore.
Boqorada (United Kingdom) ayaa la sheegay in safiir Cusub ee usoo magacawday Ms Harriet Mathews, waxa ayna haweeneedan Safiirka loo soo magacaabay badaleysaa Neil Wigan oo hada ah safiirka UK u qaabilsan Dalka Soomaaliya.
Warka kasoo baxay Boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in Safiirka cusb uu xilka la wareegi doonto dhamaadka bisha Juun ee Sanadkan 2015-ka .
Haweeneyda loo magacaabay in ay noqoto safiirka Baqortooyada Ingiriiska Wakiilka uga noqon doonto ayaa ah khabiir in mudo ah kasoo shaqeeneysay qaarada Afrika, waxaana la filayaa marka ay la wareegto xilka safiirnimo in ay wax badan ka badali doonto Xariirka Soomaaliya iyo UK.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment