·
29 Nov.2014–Pi– Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ugu xilsaaran Arimaha Soomaalis Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyey Heshiiska ay wada garaan labadii garab ee Baarlamaanka iyo wakhtiga loo qabtey furitaanka Baarlamaanka.
Nicholas Kay wuxuu yiri ” I welcome agreement on timetable for the Somalia parliament to address no confidence motion. Credit to all who have been flexible.”
Horey ayaa Ergeyga gaarka ahi wuxuu dhowr jeer ku celceliyey iney haboontahay iney Xildhibaanadu wada hadlaan kana dheeraadaan khilaafka dhexyaal Masuuliyiinta sare lana eego danaha shacabka iyo mustaqbalka Dalka isla markaasna la joojiyo in Kharash lagu iibsado codka Xildhibaanada.
Maanta ayaa Xildhibaanadii kukala qaybsamey Mooshinka ay sheegeen iney ku heshiiyeen in Baarlamaanku codka kalsoonida u qaado Xukuumada Raysal wasaare Cabdiwal
No comments:
Post a Comment