http://youtu.be/rrpO4k8Y6KYhttp://youtu.be/rrpO4k8Y6KY
FBI dalka Mareykanka ayaa waxay baadi goob xoogan ugu jirtaa sidii ay wax uga ogaan lahayd dhalinyaro Soomaaliyeed oo la sheegay inay mudooyinkii ugu dambeeyey ka soo kicitimaayeey gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoo ku sii jeeda oo ku sii qul qulaayey dallaas Siiriya si ay uga qeyb qaataan jihaadka lagula jiro dowlada dalka Siiriya.
Ciidamada sirdoonka dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay baaritaan xoogan ay ku hayaan qaabka iyo sida ay dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay ilaa iyo 12 qofood ay uga ambabaxeen gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoona u jiheystey inay ka qeyb qaateen waxa ay ugu yeereen jihaadka lagula jira dowlada uu hogaamiyo Bashaar Assad, Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo kii ugu dambeeyey oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo 20 sano jir ah uu dhawaantaan u kicitimay dalka Siiriya ayaa waxaa uu fariin ka soo direy dalka magaalada Istambuul ee dalkaas Turkiga asagoona ku sheegay fariintiisaas inuu ku sii jeedo dalka Siiriya oo uuna ka qeyb qaadan doono jihaadka dalkaas Siiriya, Soomaalidaan ayaa waxay inta badan ka bar bar dagaalamaan Alshabaabka dalkaas Siiriya oo ayaga lagu magacaabo Al-Nusra.
﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Tuesday, June 10, 2014
FBI da Mareykanka oo baadi goob xoogan ugu jirtaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo Jihaad u aaday Siiriya!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
1 comment:
Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com
Post a Comment