﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Tuesday, September 24, 2013
Daawo Sawir laga soo qaaday qaar kamid ah Kooxaha Hubeesan ee wali xooga ku heesta Xarunta Westgate Mall
Waxaa aad u yar xogta laga heli karo Kooxaha Hubeesan ee wali gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall tiradooda iyo halka ay ka kala yimaadeen iyo dhalashadoodaba iyadoona ay jiraan warar kala duwan oo kooxahaasi laga tabiyay.
Waxaa Markii ugu horeesay Warbaahinta heshay sawir laga soo qaaday labo kamid ah raga Hubeesan ee gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall maalintii afaraad kuwaa oo wata qoryaha AK-47 booshah madaxana ugu xiran yahay calaamado madow.
Kooxaha gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall ayaa la rumeesan yahay kaliya in aysan Soomaali aheyn balse ay ku jiraan dad ajaaniib ah sida kuwa ka yimid dalal carbeed , Kenya iyo kuwa kale oo wadamada Reer galbeedka kasoo jeeda.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment