Wednesday, September 25, 2013

QORAA SARE EEDO FAADUMO KORONTO WAXAA AY TIRI

                                                                         






QORAA SARE EEDO FAADUMO KORONTO WAXAA AY TIRI " Aristotele nin la yiraahdo oo fiilosoof ahaa baa wuxuu yiri "Qofka wax kasta waa yahay, injineer, musijan, takhtar,macallin, wax masawire,qoraa, laakiin wuxuu u baahanyahay in laga fooliyo yacni la tuso oo la fahamsiiyo, waa garanayaa oo noqonayaa, (Arte Maieutica) ayuu ku magacaabey arrintaas, haddaba si loo daah furo awoodaha daahsoon ee bulshadeena waa in dedaal badan loo galaa "                        

Halkee ku danbeeyey Terminaalkii Gaaska ee magalada Bosaso laga dhisi lahaa?

Halkee ku danbeeyey Terminaalkii Gaaska ee magalada Bosaso laga dhisi lahaa?http://horseedmedia.net/2013/09/25/halkee-ku-danbeeyey-terminaalkii-gaaska-ee-magalada-bosaso-laga-dhisi-lahaa/

Hero 4-Year-Old Elliot Prior Faces Down Nairobi Terrorist Who Then Pleads For Forgiveness

A four-year-old boy faced down one of the gunmen in the Nairobi, Kenya, Westgate Mall massacre and is now alive to tell the tale -- along with his mother and sister -- after the gunman pleaded for their forgiveness, gave them chocolate bars and let them go.

The bizarre yet inspiring story is one of many to emerge from the horrifying terrorist attack that entered its fourth day Tuesday morning, with Kenyan officials declaring that all hostages held by the Islamic militants who stormed the mall had been freed -- even as gunfire and explosions were still heard from inside the mall.

At latest count, 62 people died and 170 were wounded in the attack, for which the Somalia-based terror group Al-Shabaab has claimed responsibility.

The gunmen reportedly hunted down non-Muslims inside the mall and systematically executed those who failed impromptu quizzes on Islamic prayer.

According to accounts in the British media, one of the gunmen came across four-year-old Elliot Prior who with his sister Amelie and mother Amber had been hiding under a grocery store meat counter for about 90 minutes.

The gunmen shot Amber in the leg, then asked if there were any children alive in the mall.

At that point, Elliot (pictured, left) confronted the armed terrorist, telling him, “You’re a very bad man.”

Rather than respond with the deadly violence the terrorists showed to many others in the mall, the gunmen attempted to explain himself.

“Islam is not a bad religion,” he reportedly told the boy. “We are not monsters.”

The gunmen then urged Amber to convert to Islam and asked, “Do you forgive us?”

"Naturally, I was going to say whatever they wanted,” Amber said. “And they let us go."

The gunmen gave the children chocolate bars before sending the family, along with another boy whose mother had been killed, on their way to safety.

In another story of bravery, an off-duty soldier in Britain’s special forces was reportedly having coffee in the mall when the attack began on Saturday. Armed with only his service weapon, witnesses say he went in and out of the building up to a dozen times, saving about 100 people.

SOURCES: The Daily TelegraphThe Daily MailThe GuardianArutz Sheva

Tuesday, September 24, 2013

Daawo Sawir laga soo qaaday qaar kamid ah Kooxaha Hubeesan ee wali xooga ku heesta Xarunta Westgate Mall





Waxaa aad u yar xogta laga heli karo Kooxaha Hubeesan ee wali gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall tiradooda iyo halka ay ka kala yimaadeen iyo dhalashadoodaba iyadoona ay jiraan warar kala duwan oo kooxahaasi laga tabiyay.

Waxaa Markii ugu horeesay Warbaahinta heshay sawir laga soo qaaday labo kamid ah raga Hubeesan ee gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall maalintii afaraad kuwaa oo wata qoryaha AK-47 booshah madaxana ugu xiran yahay calaamado madow.
Kooxaha gudaha ugu jira Xarunta Westgate Mall ayaa la rumeesan yahay kaliya in aysan Soomaali aheyn balse ay ku jiraan dad ajaaniib ah sida kuwa ka yimid dalal carbeed , Kenya iyo kuwa kale oo wadamada Reer galbeedka kasoo jeeda.

Thursday, September 19, 2013

                                                                       





New Deal, old problems for Somalia.
http://voiceofsomalia.net/2013/09/18/new-deal-old-problems-for-somalia/
— i London, England, United Kingdom

Thursday, September 12, 2013

Aqriso Magacyada iyo Baasaboorada ay wataan liiska Wafdiga Madaxweynaha u raacaya Brusells oo u badan Shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha


                        



Shaqaalaha iyo howl wadeenada Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa buuxiyay Liiska Wafdigii Dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka 16 ka bishan ka dhacaya Magaalada Brusells ee dalka Beljamka, iyadoo xubnaha ku qoran Liiska Wafdiga marka laga reebo 5 xubnood inta kale ay wataan baasabooro ajanabi ah, waxaase la yaab leh in Haweenayda Arrimaha Dibadda u qaabilsan Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji weli ku safrayso baasaboorkeda British sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa isna weli qaadan Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya wuxu kusafraa British baasaboor

Inta Xubnood ee haysata Baasaboorka Soomaalida waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh, Kamaal oo Agaasimaha Madaxtooyada ah, Faarax C/qaadir oo Wasiiro Dowlaha Madaxtooyada ah, Shadoor oo Camermanka Madaxweynaha ah.

Sidoo kale waxaa cajiib ah in marka laga reebo Labada Wasiir iyo Wasiiro Dowlaha inta kale ee Shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha aan wax shaqo ah ku lahayn ama aysan kaalin ku lahayn shirka balse laga yaabo dad kaalin ka qaadan lahaayan shirka laga soo tagay boosaskoodana kuwa tirada badan la soo geliyay.

Aqrii Liiska

1 H.E Hassan Sheikh Mohamoud President ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali’,
2 H.E Fawzia V.H. Adam DPM/MFA ./ ./ ./ ./ ./ British
3 H.E Mohamoud Suleyman MoFP .Wasiirka Maaliyada/ ./ ./ ./ ./ British
4 H.E Farah Sheikh Abdulkadir State Minister ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali
5 Kamaludin D. Hassan Chief of Staff ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali
6 Awes Haji Yusuf Chief, Policy Unit ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali
7 Ahmed Ainte Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British
8 Hussein Qasim Yusuf Deputy Chief of Staff ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali !
9 Abdirahman Sheikh -Issa National Security Advisor ./ ./ ./ ./ ./ Canadian
10 Abdi Aden Dirie Sr. Advisor to the PM ./ ./ ./ ./ ./ USA
11 Ismail Jimale Sr. Advisor to President ./ 0 [R] [KJ 0 Netherlands
12 Ali Sharif Ahmed Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British
13 Ibrahim Sheikh Muhudin Chief Protocol ./ ./ ./ ./ ./ British
14 Abdirizak Hassan Sr. Advisor to the PM ./ [RI [R] [KJ 0 USA
15 Ahmed Haji Abdullahi Sr. Advisor to MoFP ./ [RI [KJ [RI 0 Canadian
16 Abdirahman Sharif Sr. Advisor to MoFP ./ [RI [R] [RI 0 British
17 Sadiq A. Farah g7 focal point ./ [RI [RJ 0 0 USA
18 Abdirahman Omar Osman Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British
19 Shador Haji Mohamud Cameraman ./ ./ ./ ./ ./ Serv- Somali
20 Abdirahman Aden Osman PA to the President ./ ./ ./ ./ ./ Serv- Somali
21 Malik Abdalla Comm Director [RJ [R] [R] ./ ./ USA
22 Khadra A. Dualeh Chief of Staff to the DPM ./ ./ ./ ./ ./ USA
23 Abdifitah Mohamed Protocol to the DPM ./ ./ ./ ./ ./ Norwagian

Dagaalka Cabdi Raxmaan faroole iyo Qorshahiisa Wasiirka kowaad ee Somalia in uu Noqdo Shaqsi Reer Puntland ah


                           





Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helay dad ku dhow dhow dr.Cabdiraxmaan M. faroole ayaa sheegaya in shirar uu u qabtay qurbajoogta Puntland, ee nayroobi, dubai, Europe, iyo waqooyiga America ku war galiyey todobaadkii la soo dhaafay inuu ku jiro qorshe labo afle ah ee dagaal oo kala duwan oo uu ka dhexwado soomaliya. 


Waa mide sidii uu u isticmaali lahaa siyaasada ( Good cop bad cop) . inuu dhinacna kala dagaalamo dowlada xasan sh maxamoud dhinaca kalana uu danahiisa ka raadsado. Waxaa uu u sheegay rag iyo dumar ka tirsan Puntland forum shirk u lahaa Minniapolis, MN (http://puntlanddiaspora.org/) inuu doonayo inuu dib ugu sooceliyo wasiirkoodii koowaad Reer Puntland. 

Waxaa uu yiri faroole Hawiye si wax looga qaato anigaa garanaya, hada ka horna wixii aan ku sameeyey Prime minister Farmaajo waad xusuusataan, yaa cabdiweli Gaas ka dhigay PM ?, Waa aniga , hada waxaa rabaa inaan garataan in meeshaan puntland la yiraahdo aniga la ii daayo hawiyana aan idinka soo dhiciyo Prime minister , Jubalanda aad u howlgashaan sidii la isugu xiri lahaa .hadii aad haysataan puntland, iyo jubbaland iyo prime minster-ka soomaliya , xasan sheikh adinkaa xukumaya. 

Waxaa uu hadalkiisa ku daray “saacid waanu taageernay sababata ah waa garanaayey inaanuu waxaban qaban Karin “ waxaa uu aad ugu dheeraaday in isaga iyo maxamuud saleebaan oo ah wasiiirka maaliyada aay aad isu garanyaan wax badan ka wada shaqeeynayeen Bankigii dowladii duntay ee soomaliya laakiin rag kale oo aanu magacaabin oo reer puntland ah ay tartanka kula jiraan.

Faroole ayaa wasiirkiisa arimaha gudaha Gen. Cabdilaahi axmed jaamac “ilka jiir “ u soo diray dalka mareekanaka si ugu daadihiyo qorshaha labada af leh ee reer puntland ay doonayaan inaay ku hantiyaan wasiirka koowaad , puntland , islamarkaasna u Tageeraan jubaland si halkaas looga sii wado, halganka beelyeesan ee ee faroole, cabdiweli gaas, Wiilka xagjirka qabiilka faysal rooble oo isagoo shirkaas lagu qabtay MN ka qayb galay dodobaadkana ka qaybgali doona mid kale oo lagu kicinayo beelaha jubband-garisa-jigjiga ee waqooyiga America gaar ahaan magalada Denver , co.


Waxaa moodaa in maalimihii u danbeeyey Maxwayne Xasan Sh Maxamuud uu soo jilcay , kadib markii ay ka badatay wareerka siyaasadeed ee qabaailka Soomaliyeed , waxaa wax lala yaabo noqotay in beesha wasiirka koowaad oo lagu jabiyey dagaalkii Jubbaland aaan marna laga qayb galin shirkii Addis-ababa, hadana magaalada Muqdisho oo dhaawacoodii yaalo , lagu soo dhaweeyo axmed madoobe sidii madaxweyne oo kale halkaasna ay ugu ciyaaraan barbaarta gaashaamn ee beesha Madaxweynaha . 

waxaa taas xigtay in madaxweeynuhu amaano Maamulka Puntland ee uu yiraahdo waxaa ay hormuud ka ahaayeen in xukunka laga tuuro kaligii talyihii maxamed siyaad barre oo beesha PM ay aad ula yaabtay dagaalka afka ee markaan lagu qaaday MSBarre .

waxaa wararka la isla dhexmarto sheegyaan in beesha Puntland oo taageero ka heleeysa dowlado daris ah ay codsadeen in la siiyo wasiirka koowaad si ay ugu soo noqdaan ka mid noqoshada dowlada federaalka ah ee Soomaliyeed. Waxaa socda shirar gooni gooni ah ee beesha PM sidii ay ka yeeli lahaayeen dowlada Xasan sh. Iyo saacid iyo dhibaatooyinka ku soo wajahan masiirka siyaasadeed ee Soomaliy

Dabaasha Damuljadiid iyo Darxumada iyo dhibaatada Dadka Heesata ! (Daawo Sawiro Naxtin Badan)

http://www.allbanaadir.com/news.php
http://www.allbanaadir.com/news.php

True Story: Mohamud Yussuf


                                               



1992KII DHAMAADKIISII ANIGOO LA SOCDA HEY’AD SAMAFAL AH OON ISKALA DUULNAY NAIROBI AYAN BOOQASHO KU TAGNAY XARUN ISKUUL OO DAD QAXAY KU JIRAAN OO KU TAAL DEGMADA WADAJIR. IYADOON DADKII WAREYSANEYNO SIDA XAALKOODU YAHAY, AYAA WAXA NAGA DUL YIMID NIN DHALLINYARO AH OO QORI RBG LA ORDAYA OO WELIBA NAGU SOO FIIQAYA IYADOO AY NAXDIN WAYN IGU NOQOTAY XAALADDA COLAADEED EE LAMA FILAANKA AH EE KEENTAY IN QORI NALA DUL YIMAADO. WIILKII OO AFKIISA AY UBUR KA DA’EYSO AYAA NAGU YIRI, “YAA IDIN FASAXAY INAAD XIRADA TIMAADAAN?”. 
NAXDINTII IYADOO WELI I HEYSO OO DADKEENII SOCOTADA AHAA OO BADANKOOD AJNABI AHAAYEEN GARAN LA’ WAXANU KU HADALNO, AYAAN NAAG DADKII XERADA KU JIRAY KA MIDA LA SOO BOODDAY “HA NAGU HALLEYNINA NINKAN EED WAXAD NOO QABAN KARTAAN NOO QABTA” . DADKII NA WADAY EE MAGAALADA DEGGENAA WAXA AY KU MASHQUULEEN INEY WIILKA MASLAXAAN. WIILKII WAXA UU KU DOODAYEY INAAN LASOO MARIN OO DADKAN QAXOOTIGA AHAN YIHIIIN KUWO ISAGA MEESHA UGU XAREYSAN, SIDAA DARTEEDNA WIXII LA TARAYO AY TAHAY INEY ISAGA SOO MARTO.
WAXA WELI MASKAXDEYDA KA TIRMI LA’ ISLAANTII GEESIYADDA AHEYD EE DADKEEDA U DOODEYSAY. WAXAN KA XUMAHAY IN DADKII MAGAALADA AAN MARTIDA UGU AHEYN EE WELIBA AANNU KA KIREYSANNAY QORILEY INEY NAGU QANCIYEEN INAAN DEG-DEG GOOBTA UGA TAGNO INTA AANEY XABAD DHICIN OO NINKANNA GURMAD U IMAN. 
22 SANO KA DIB DADKA SIDAA U DHAQMA WELI SOOMAALI IYAGAA HORBOODA OO CALOOSHOODA AY KALA WEYN TAHAY DANTA DALKOODA IYO TAN UMMADDOODA. WAXASE LOO BAAHAN YAHAY IN LA YEESHO DABEECADDA IYO GEESINNIMADA ISLAANTII AFKEEDA KALA QAADAY OO HADDII XINIINYO WAX TARAYAAN AY AHEYD IN IYADA LOOGU LABISO!

Dear Allah: , no human being should have to suffer like this

Soomaali, saa haday is gaarsiisey,_ inaan xishoono Oo,
                                                     
Caalamkana ka xishoono bey ahayd!

Wednesday, September 11, 2013

you give as a hope.

                               

                                                                                                                                 


Tuesday, September 10, 2013

SoMaali WaaLataY!

_Talo:                     



Waa in la kala saaraa Siyaasadda, Dhaqanka iyo Ganacsiga. Waa nasiib daro in dadka qaarkiis u fekeraa si hoose ama ku naaloodaan Riyo Maalmeed Qarow ah. qof kastaa waa inuu yaqaan talaabada meesha uu dhigyo.. Waa waano dhab ah mar kale Dhaqanka iyo Siyaasada ha la kala saaro.