Tuesday, July 22, 2014

All My Family&_Friends..Ramadaan Kariim!! qofka habeenka laylatul qadri rabi lakulansiiyo.

                                         


Asc dhaman walaalyaal & SXB Yaal_ fadlan aan ka  faaiidaysano  maalmahan oo akhrisano  ducadan qayimka ah iyo dhaman ducooyin wixii aan awoodno  aad buu u nasiib badabyahay qofka habeenka laylatul qadri rabi lakulansiiyo.


دعاء ليلة القدر ،، قولوه كل ليله عسى الله يستجيب لنا كل ما فيه :- "اللهم ان كانت هذه ليلة القدر فاقسم لي فيها خير ما قسمت واختم لي في قضائك خير مما ختمت واختم لي بالسعادة فيمن ختمت.اللهم اجعل اسمي في هذه الليلة في السعداء وروحي مع الشهداء واحساني في عليين وإساءتي مغفورة.اللهم افتح لي الليلة باب كل خير فتحته لأحد من خلقك وأوليائك وأهل طاعتك و لا تسده عني وارزقني رزقا تغيثني به من رزقك الطيب الحلال. اللهم ما قسمت في هذه الليلة المباركة من خير وعافية وصحة وسلامة وسعة رزق فاجعل لي منه نصيب اللهم ما كان فيها من ذكر وشكر فتقبله مني وأحسن قبوله وما كان من تفريط وتقصير وتضييع فتجاوز عني بسعة رحمتك يا ارحم الراحمين. اللهم تغمدني فيها بسابغ كرمك واجعلني فيها من أوليائك واجعلها لي خيرا من ألف شهر مع عظيم الأجر وكريم الذخر. اللهم لا تصرفني من هذه الليله إلا بذنب مغفور وسعي مشكور وعمل متقبل مبرور وتجارة لن تبور وشفاء لما في الصدور وتوبة خالصة لوجهك الكريم. اللهم اجعلني وأهلي وذريتي والمسلمين جميعا فيها من عتقائك من جهنم وطلقائك.من النار. اللهم اجعلني في هذه الليلة ممن نظرت إليه فرحمته وسمعت دعاءه فأجبته. اللهم أسالك في ليلة القدر وأسرارها وأنوارها وبركاتها إن تتقبل ما دعوتك به وان تقضي حاجتي يا ارحم الرحمين وصلي اللهم على سيدنا محمد واله وصحبه أجمعين * احفظوها عندكم وكرروها بالعشر الآواخر.

Sunday, July 6, 2014

SAWIRRO:Marwada Madaxwaynaha Dowlada Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe


                                                                 









July 5, 2014 - Written by    Badbado Instition Central Of Diaspora
Waxaa Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Puntland Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland Prof:Hodan Siciid Ciise .
Soo dhaweynta loo sameeyay Marwada ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Haweenka,Wasiirka Wasaasarada Dastuurka iyo arimaha Fadaralka,Wasiirka Dekedaha,Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka iyo Saraakil katirsan Madaxtooyada Puntland.
Dhanka kale soo dhaweynta waxaa iyana ka qayb qaatay Ururka Haweenka Gobolka Nugaal,Waxgarad,aqoonyahano iyo Dadweyne kale oo diyaar garow xoogan ugu jiray soo dhaweynta Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland.
Prof:Hodan Siciid Ciise ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay la hadashay Warbaahinta,waxana ay si aad ah ugu mahadcelisay dhamaanba dadkii ka qayb qaatay soo dhaweynta loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland.

ERIk HAMREN IYO SUNDHAGE Oo isla Masawiray!xisbiga sverige demokraterna SD ...XisbigaNaziga Ah!


                                    


Fadeexad soo foodsaartay taariikhda cayaaraha sweden
kaddib markii
ERIk HAMREN IYO SUNDHAGE ookala ah tababrayaa
sha xulalka qaranka wiilal iyo gabdho ay sawir lagaleen xisbiga sverige demokraterna SD oo ah xisbiga cunsiriyiinta cajiib fadlan sidee uaragtaan ARRINTAN CUSUB??????

Sunday, June 29, 2014

All My Family_Ramadaan Kariim

                                                           
                              

Ramadaan Kariim.
Nolosha way kooban tahay, dad badan waad baranaysaa, dhib badan waad maraysaa, xiliyo farxadaa kusoo maraya, xanuunka dadkaad dareemaysaa, se’ waxaa muhiim ah oo is waydiin lahaan doona inta jeer ood u istaagtay Eebe dartii, sidii aad ula dhaqantay intii aad baratay si kastay ahaadaanba, sidaad uga tanaasushay dhibkii laguu gaystay, u talo saaratay Eebe, uguna xamdi naqday nimcadiisa, sidaad ugu dadaashay xaqa, ugu dhiiratay wanaaga, ugu dagaalantay inta tabaalaysan. 
Nolosha qiimaheeda waa inaad ku farxi karto inaad dadka kaalmeeyso, ka fogaato kibirka, ka midowdo xasadka, iyo xumaanta ku wajahan dadka walaalahaa.
Eebe ayaan inooga baryayaa in bishatan barakaysan ee Ramadaan uu nooga dhigo mid aan isugu soo dhowaano, isu naxariisano, isugu hiilino xaqa, isku xanaanayno kitaabka, isku xiriirino sunaha nabiga (asw). Eebe hayna wada xafido. Aamiin.Ramadaan Kariim.

Thank u all Ramadan kariim :)

                                                              


              Ramadaan Kariim.
Nolosha way kooban tahay, dad badan waad baranaysaa, dhib badan waad maraysaa, xiliyo farxadaa kusoo maraya, xanuunka dadkaad dareemaysaa, se’ waxaa muhiim ah oo is waydiin lahaan doona inta jeer ood u istaagtay Eebe dartii, sidii aad ula dhaqantay intii aad baratay si kastay ahaadaanba, sidaad uga tanaasushay dhibkii laguu gaystay, u talo saaratay Eebe, uguna xamdi naqday nimcadiisa, sidaad ugu dadaashay xaqa, ugu dhiiratay wanaaga, ugu dagaalantay inta tabaalaysan. 
Nolosha qiimaheeda waa inaad ku farxi karto inaad dadka kaalmeeyso, ka fogaato kibirka, ka midowdo xasadka, iyo xumaanta ku wajahan dadka walaalahaa.
Eebe ayaan inooga baryayaa in bishatan barakaysan ee Ramadaan uu nooga dhigo mid aan isugu soo dhowaano, isu naxariisano, isugu hiilino xaqa, isku xanaanayno kitaabka, isku xiriirino sunaha nabiga (asw). Eebe hayna wada xafido. Aamiin.Ramadaan Kariim.

Saturday, June 21, 2014

‪#‎Napoleon‬ Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto".

‪#‎Napoleon‬ Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto"..
The Global Somali Diaspora conference starts in Istanbul - Go-go dancers, cheer leaders and home negrous Man &women ,
were dominated the meeting ...!
I am so blessed to never have been fooled by these WOLVES since the end of that blessed revolution!. VIGILANCE - Hawk eyes!, i smell hypocrisy if dropped in the ocean one part in a billion ppb!!!!



Friday, June 13, 2014

DAAWO Cuqaal Iyo Wax Garadka Kaso Jeeda G Shabelaha Hose



http://youtu.be/_xU2umyN5GA


Codad aad u dhadheer oo xanaaq wato ayaa ka soo yeeraya maqaaxiyooyinka meelo ka mida Koonfurta Muqdisho, Taasi oo ka mida erayada hawadu bananka u soo tuurayso. Walee inaan laydin aqoonsan. Ama isku dira umada koofureed ama argagixiso soo raaca. Tani waa tu aan la idiin kaga harin.........!. Bal fiiri say u lugooyeen Biyamaalki masakiinta ahaa ee nabada jeclaa, shaydanimo iyo nacayb ay u qabaan umada Somaliyeed ee koofurta degta awgeed. Wayna uga bexeen dagaalki. Walee tani tu idinku soo laabatay noqon doontaa.....!. Waxan maqli jiray reer hebel sir maleh. Warkoodi dabayshaa sida