Sunday, November 10, 2019
Somali Alite Politicians What ever you call are paid cheap
Yaan loo riyaaqin hadalkii Sheikh Shariif .
Somalia wexey mareysaa meeshii ugu fiicnayd kadib Burkii 1991 kii.
Dawlada shisheeye ayaa dabada kariixaaya Burburka Dalkeena.
Qandaraasyadii sida xaqdarada ah ey kuheleen iyo Bililiqaysigii hantida umada Somaliyeed ayey doonayaan iney dib u yagleelaan.
Burbur aragnay, dawlad la’aan aragnay , dayac iyo bahdil badan kala kulaynay dunida dacalaseeda mana dooneyno in aan dib ugu laabano.
Somaliya horay ayey u socotaa una Socondoontaa.
Wednesday, October 23, 2019
Saanna Waa Dhacdda !!!
﷽ ------★ ★ ★ ★Saan qaali ah dhamaan asxaabta qiimaha badan kusoo dhowaada hordhaca qisadii aan dhawaan aan Ogaaday Saanna Waa Dhacdda !!!
#Cidna Uma Maqana Degmada "Qandala"
#Ceelna Uma Qodna
Labo Wasiiro Oo ka mid ah Somalia Federal Republic ayaa 2 week ka hor furay labo xafiis Degmoyinkii laga so doortay.
2 daa- Wasiirood Ee Reer PuntLand Wasiir Sadiiq Warfaa &Wasiir Jamaal Maxamed Xasan
Waxaa Ogaaday in ka badan shan iyo toban milyan oo dollar oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada
Mashruucan wuxuu gaaraya dalka oo dhan ula jeeddadiisa waxay tahay in faqriga lagu yareeyo oo deegaannada dadka inta ay ka soo qaxi lahaayeen lagu hayo."
tallaabooyinkaas Oo horreeyay ee lagu doonayo in lagu dhimo faqriga iyo shaqo la'aanta.
$15,853,857 Mashruuca badbaadinta Bulshada , waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraya bangiga adduunka,iyadoo wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, uu caddeeyay inay ka go'antahay in la dhimo shaqo la'aanta iyo faqriga
Aaway Ama Meeh - Wasiiru-Dowlaha W.Maaliyada Mudane Maxamuud_Xayir??
Jahwareerka Aan Dhamaadka Laheyn
WAA DAMIIR XUMO JAHWAREERINTA SIYAASADEED EE SHACABKA LAGU HAAYO( UNETHICAL)
Dowladda Mareeykanka waxay dalka Soomaaliya u soo magacaawday Amb. Donald Yamamoto oo mar soo noqday Wasiir ku xigeenka arimaha Dibada ee dhanka Africa. Amb. Yamamoto, wuxuu ka mid yahay qabiiradda uu dalka Mareeykanka uu leeyahay, magacaabistiisa dalka Soomaaliya ma ahayn mid ku timid sahal. Dowladda Mareeykanka waxay si rasmi ah Soomaaliya ugu furatay safarad tasoo meesha ka saartay In mar dambe Soomaaliya laga maamulo safarada Nairobi, Kenya.
Amb.Kyle McCarter, waa safiirka Mareeykanka ee Kenya, hadana ah political appointee, ma aha career diplomatic sida Amb. Yamamoto, wuxuu ka yimid dhanka gacansiga, taas awgeed arimaha siyaasadda Geeska Africa ee dhanka Dowladda Mareeykanka waxaa samayn ku leh Amb. Soomaaliya oo ah Amb. Yamamoto.
Africa, waxay u qaybsan tahay Great Horn of Africa iyo Great Lakes of Africa, Soomaaliya waxay ku jirtaa Dowladaha Geeska Africa, Kenyana waxay ku jirtaa Dowladaha Great Lakes, taasi waxaan ka wadaa, arimaha siyaasadda Soomaaliya waxay hoos yimaadaan Amb Yamamoto.
Amb. McCater wuxuu ka hadlay Dhanka amaanka iyo ganacsiga doorka ay ku leeyihiin wada hadalka, lakiin muranka Kenya iyo Soomaaliya, waa mid hor-taalo Maxkamadda Aduunka, taas awgeed Dowladda Mareeykanka waa dowlad wayn oo aan marnaba faragelin ku sameeynaynin sharciga aduunka, hadalkiisa wuxuu la mid yahay safiirka Ingariiska ee Kenya Amb. Jean Marriott ee talo ku soo jeedisay In laga wada hadlo arimaha Soomaaliya iyo Kenya.
Ma jiri karto Dowlad kale oo Soomaaliya ku saari karto cadaadis siyaasadeed inay dacwada kala noqoto maxkamadda, Go’aanka waxaa leh Soomaaliya, dhulka Soomaaliyana marnaba gor-gotan ma geli karo.
Taas awgeed waxaan aaminsanahay in arimaha Dhulka Soomaaliya aan la siyaasadeeynin oo shacabka laga daayo jah wareerka iyo beenta loo sheegaayo, waa ayaan daro In shacabka 30 sano dagaal sokeeye ku jiray in looga fa’ideeysto aqoon daro jirtaa awgeed.
Jahwareerinta shacabka waa mid ay diideeyso damiirta wanaagsan, inteena xoogaa yar fahansan sida uu aduunka u shaqeeyo waxaa na saaran inaan xogta dhabta ah aan la wadaagno dadkeena, anagoo aan garab siinin dhanka dowlada ama mucaaradka.
Wa bilaahi towfiiq.
Abdirashid Eid Osman
Friday, August 30, 2019
Tuesday, August 27, 2019
Farmaajo.★ Michael Caputo 👉Donald Trump.
Farmaajo.★ Michael Caputo 👉Donald Trump.
La-taliyihii Donald Trump oo u ololeynaya Somalia, si uu u caawiyo saaxiibkiis Farmaajo!
August 26, 2019
Washington DC (Badbado Online) –La-taliyihii Hore ee ololaha doorashada madaxweyne Donald Trump, Michael Caputo, oo ah xeelad Yahan Jamhuuri ah, ayaa sameystay shirkad u Ololeysa dalalka shisheeye, waxaan Kalyantigiisa koowaad noqday Soomaaliya.
Cabuto, oo aad ugu dhow saaxiibna la ah Madaxweyne Donald Trump, ayaa matli doona Soomaaliya, isaga oo danaheeda ka gadi doona Maamulka madaxweynaha.
Waa shaqadii ugu horreysay ee lobby ama u Ololeeye dal shisheeye oo uu qabto Caputo, oo Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka aad looga Ixtiraamo.
Waxa uu matali doonaa safaaradda Soomaaliya Ee Washington DC, waxaana inuu shaqadan Helo ka caawiyey xiriirka muddada fog kala Dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Xiriirka Caputo iyo Farmaajo ayaa kasoo Billaabmay magaalada Buffalo ee gobolka New York, markaasi oo madaxweynaha Soomaaliya Uu ka qeyb-gali jiray siyaasadda deegaanka ee Xisbiga Jamhuuriga. Caputo ayaa sidoo kale Sanado badan oo noloshiisa ka mid ah kusoo Qaatay Buffalo.
“Sharaf weyn ayey ii tahay inaan shaqadan Qabanayo” ayuu yiri Caputi oo ka hadlayey Shaqada ay dowladda Soomaaliya u Magacowday. “Waxaan dareemayaa inay Waajib igu tahay inaan qabto”
Caputo ayaa aaminsan in Mareykanka uu wax Badan ka caawin kara in xasilooni lagu soo Dabaalo Soomaaliya. Waxa uu sheegay in isaga Iyo Trump ay isku si u arkaan waxa u Wanaagsan Soomaaliya.
“Waa wax na caawinaya inuu xiriir wanaagsan La leeyahay maamulka [Trump]” waxaa sidaas Yiri safiirka Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cusmaan, oo uu soo xigtay wargeyska Buffalo News. “Waxaan sidoo kale rumeysannahay Inuu nala xalin karo arrimo badan” ayuu yiri Safiirka.
“Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad kala-Guur oo xasaasi ah” ayuu yiri Danjire Abuukar, “Mareykanka waa saaxiib muhiim ah, gaar Ahaan dhinaca amniga.”
Danjiraha Abuukar ayaa sidoo kale sheegay in Dowladdiisa ay raadineyso in gacan laga siiyo Sidii looga caafin lahaa daymaha hay’adda Lacagta adduunka ee IMF.
“Dadka Soomaaliyeed waxay u qalmaan nolol La mid ah taan ku haysanno halkan Mareykanka” ayuu yiri Caputo.
Wednesday, August 21, 2019
Qaran Lumay !!
Odhaahda Maanta (Talk of the Town)
Qaran kala Qoqobin
Taariikhdu markay ahyd 1888, waxa Soomaalida bohol madow ku riday Boqortooyadii Ingriiska. Waa xjligii mbriyaalada Ingriisku heshiisyo gaar gaar ah laka saxeexatay qabaa'ilka Soomaalida dhinaca Woqooyiga, aan ka hayn beesha SSC. Kadib waa kuu u baxshay British Somali Protectorate.
Waxa iyana taariikhdan weheliyey Minilikh iyo Fransiska oo lakala siiyey Galbeed iyo Jabuuti. Talyaanina waaki qaatay Koonfur.
Maanta oo taariikhdu tahay 2019, inta kale hadal koodaba daa ee seefta gumeysigu Koofur ayey saarantahay. Kenya iyo Itoobiya ayaa seefahooda dul yaalaan qaybo ka mid ah koonfutra Soomaaliya (Southcentral).
Arinta Jubaland doorasho iyo shaqsi ka weyn. Axmed Islaaan ka weyn oo ka durugsan. Sideedabana Axmed Islaan kuma cusba masrsxa siyaasada deegaanka. Waa shaqsi soo ahaa Maxkamadihii UIC . Waa shaqsi Itoobiya la soo dagaalamay, xabad Itoobiya ku dhacday oo lugta kaga taal; Itoobiya mudo sadex sano ah ayey xidhay. Intay siidaysay ayey wada shaqayn sameysteen.
Markuu Abiy Itoobiya qabsaday, qayb mugleh ayuu ku lahaa siidayntii Qalbidhagax. Qalbidhagax waxa dawladii uu ka tagay ama laga dhaxlay dilaagii Meles gacanta u galiyey dawlada Mohamed A. Farmajo.
Haday saas tahay, ilama aha in Itoobiya dhibta intan la'eg ( weerarkii dhacay 8/19/2019 we gagada dayuuradaha Kismayo) ay u galyso danaha shaqsigu loltan siyaasadeed ku jira oo weliba u badan dad isku rer ah.
Danaha Itoobiya iyo Kenya ka weyn waxa indhaheenu qabanayaan. Waxa kale ood hosta ka xariiqdaa in Itobiya iyo Kenya gaashaanbuur military oo 1960hii saxeexdeen welina leeyihiin. Nuxurka heshiiskaasina waa in ay Soomaaliya iska caabiyaan.
Kenya: waxa ugu weyn een isku haynaa waa dacwada badda. Dacwadaasi ma cusba. Ilaa 1970hii miiska ayey saarayd. Waxa hadeer dardar galiyey waa laba arimood: 1. Iyada oo shidaal laga helay inta la isku haysto. 2. Soomaaliya oo daciif ah ayna Kenya rabto in ay ka faa'iidaysatilo xiligan xadirka ah.
Itoobiya: waxa intaa iyo in ka badan ayey Soomaaliya ka rabtaa: 1. Colaad qadiimi ah doonay weli xali u helin ayaa jirta. 2. Itoobiya oo qorshaheedo yahay in bada Kismayo u adeegto koonfur Itoobiya, 3. Itoobiya oo u aragta Soomaaliya oo dhan waxa layidhaa "sphere of influence" ama.beerta igu dhagan een anigu ka maamulka ahay. Xiligii SYL xornimada qaadanaysay Itoobiya waxay ku doodsy in ayaada wax laga weydiiyo. Hadeerna arintaasi wey taagantahay. 4. Farmajo oo Itoobiya u balanqaaday waxyaabo badan haday ka caawiyaan arinta Madoobe.
Qiimeyn: ilaa hadeer Kenya waxay ku taagantahay nidaamka aduunku yaqaan iyo cadwadaha lagu xaliyo isku qabsada xabadka bada. Waxa intaas dheer, nidaamka dawliga ee Kenya waa more demcocratic isla markaana in badan rule of law raaca.
Itoobiya: waa dawlad innaba aan Soomaaliya/Soomaali aaminay oo labadaumadood weli fslsafadooda isma haleelin 2. Rule of Law weligood Itoobiya ka ma hirgalin oo waa gumeysi gaamuray. 3. Waa dawlad nidaamkii shuuciyada u dhisan xooguna shaqeeyo. 4. Itoobiya waa militarily state isaguna aragta xooga aan laga daba hadli karin ee deegaanka Geeska Afrika.
Fakirkayga: Waxay aniga ila tahay in aan Jubaland inaba laga filan doorasho 100% xalaal ah. Tii Farmaajo keentayna 100% xalaal ma ahyn. Laakiin labaduba waxa la odhan karaa ilaa xad, oo weliba Afrika marka la barbar dhigo, weynu ku meel gaadhi karnaa.
Talo: Is afganshawa siyaasadeed in uu duulaan shidheeyo horseedo waa cawaaqib xumo. Tan kale, gari in ay Kenya kaa gasho ayaa ka fudud in ay Itoobiya kaa gasho. Ugu yaraan Kenya ilaa xad rule of law ayaa lagu dhaqmaa, halka Itoobiya ay tahay laba nidaam oo cakiran oo isgalay; waa nidaamka shuuciga iyo kan fuedalka ama boqortooyo qadiimi ah oo diidan casriga dawladnimo.
Sikastaba ha ahaatee, waa in Farmaajo ka tanaasulaa edeegsigs Itoobiya, Axmed Islaana ay wada hadlaan. Ilaa hada Farmajo meel mugdi ah ayuu taladiisa ku gorfaynayaa.

Tuesday, August 13, 2019
Ahmed Madobe as new MPs in the Jubbaland Parliament ★---★-Kismayo
👉 Ahmed Madobe as new MPs in the Jubbaland Parliament ★---★-Kismayo.
____________________________________.
﷽
The majority of the selected new MPs are said to be members very close to the President of the Jubbaland.
As well as others who have worked with Various Jubbaland authorities.
The new MPs included former JL security guard Ahmed Madobe,
as well as others working for the Presidential Palace as well as other members of President Ahmed Madobe's party.
There are also members of the newly MPs announced are Kismaio famous journalist in the TV Kismaao in the region,has lead Ahmed and other members of the social media network of supporters Ahmed Madobe.

Subscribe to:
Posts (Atom)