﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Wednesday, October 23, 2019
Saanna Waa Dhacdda !!!
﷽ ------★ ★ ★ ★Saan qaali ah dhamaan asxaabta qiimaha badan kusoo dhowaada hordhaca qisadii aan dhawaan aan Ogaaday Saanna Waa Dhacdda !!!
#Cidna Uma Maqana Degmada "Qandala"
#Ceelna Uma Qodna
Labo Wasiiro Oo ka mid ah Somalia Federal Republic ayaa 2 week ka hor furay labo xafiis Degmoyinkii laga so doortay.
2 daa- Wasiirood Ee Reer PuntLand Wasiir Sadiiq Warfaa &Wasiir Jamaal Maxamed Xasan
Waxaa Ogaaday in ka badan shan iyo toban milyan oo dollar oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada
Mashruucan wuxuu gaaraya dalka oo dhan ula jeeddadiisa waxay tahay in faqriga lagu yareeyo oo deegaannada dadka inta ay ka soo qaxi lahaayeen lagu hayo."
tallaabooyinkaas Oo horreeyay ee lagu doonayo in lagu dhimo faqriga iyo shaqo la'aanta.
$15,853,857 Mashruuca badbaadinta Bulshada , waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraya bangiga adduunka,iyadoo wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, uu caddeeyay inay ka go'antahay in la dhimo shaqo la'aanta iyo faqriga
Aaway Ama Meeh - Wasiiru-Dowlaha W.Maaliyada Mudane Maxamuud_Xayir??
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)


No comments:
Post a Comment