True History
Farmaajo & Kheyre
Waxaan Rabaa In Aan U Sheego Madaxweyne Farmaajo IYO Ra;iisul Wasaare Kheyre ARRIN HADDA KA HOR DHACDAY.......
Waxaa , Dhacay In Gen. Maxamed Abshir Muse (AUN) Uu Bedalay Seddex Sarkaal Ee Seddex Xidigleyaal ah Ama ( Kabtan.) Waxey 3dii Sarkaal U Tageen Ayagoo Dacwa Ah Sheikh cali Jimcaale (AUN) Oo Wasiir ah. Sheikh Cali Jimcaale , Wuxuu La Hadlay Gen . Maxamed Abshir Muse; In Uu Ka Noqdo Bedelka 3da Sarkaal <l
. Gen: Maxamed Abshir Muse Waa Ka Diiday Codsigii Sheikh Cali Jimcaale , Wuxuu na Ugu Jawaabay , Arintaan Siyaasad Maahin; Oo Waa; Arrin Boliis Ee Adiga Faraha Kala Bax. Sheikh Cali Jimcaale , Isagoo Careysan Ayuu Abdirizak Xaaji Xuseen (AUN) Oo Ahaa Ra'iisul Wasaarihii Ayuu U Tagay Arrintiina U Sheegay . Abdirizak , Wuxuu Ku Jawaabay Inka Daa Mana Rabo In Aan Faraha; La Galo Arimmo Boliis; Iyo Saraakiil. Taliyahooda Bedalaya. Haddaba , Waxaa U Soo Baxday... Sheikh Cali Jimcaale IN Ra;iisul Wasaaraha & Gen Iska War Hayaan Oo Bedelka 3dda Sarkaal Isla Ogyihiin
. Sheikh Cali Jimcaale; Oo Ahaa NIn Aan Gamban Lagana Wada Danbeeyo Ayaa Wuxuu Balad-weyn Uu U Kaxeeyey 43 Xildhibaan Oo Ay Wasiiro Ku Jiraan. Abdirizak , Markii Uu Arrinta Ka War Helay Isagoo Ka Baqaayo Dowladda; In Ay Ka Bur-Burto Ayuu Balad-weyn Uga dabaTagay. Sheikh; Cali Jimcaale Si Uu U Raali Geliyo . Abdirizak , Asagoo Canaananyo; Ayuu U Yeeray GEN. Maxamed Abshir MUSE Kunna Amray; In Uu Ka Nogdo Bedelka Sedexdda Sarkaal . Marka ,
Waxaan Rabaa; M- Farmaajo Iyo Ra'iisul Wasaare Kheyre In Aynaan Sahlanin Qilaafka U Dhexeeya Ayaga IYO Madaxda Maamul Goboleedyadda Aynna; Wada Xalliyaan; Si Aynna Uga; FAA'IIDEYSAn Dowlad DIIDka Ay Ku Shaqeystaan Shisheeyaha, Ee Maanta Somaliya Meel Xun Dhigay
. Waxaa Ayaan_Darro Ahayd In Maalintii BAARLAMAANKa La Furaayey In Aynna Xildhibaanada Aqalka Hoose Shirka Ka Soo WadaQeyb galin Iyo Ayaaddo Xildhibaanada Aqalka-Sare Aynna Shirka Furitaanka Barlamaanka Imaanin
. Haddaba , Ma Rabno Saan Horay U Soo Araknay&IN Madaxweyn Maamul Goboleed U Yeero Kuna Amro Xildhibaanadiisa Labada Aqal In Ay Shir Iskugu Yimaadaan Gobaladoodda Si Ay Uga Wada Arrinsadaan Dowladda Dhexe.
Waxaan Ka Codsanayaa Madaxda Dowladda Federalka IYO Madaxda Maamul Goboleedyadda IN Leysla SHaqeeyo , Leysk Calool Samaad EE Fadlan Yaan DibLa Noo Celinin ♧
XIGASHO:Abdi Ulusso
﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Wednesday, September 12, 2018
True History Farmaajo & Kheyre
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment