﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, July 5, 2015
Daawo Hadaad is Waydiin jirtay caalamku muxuu u diidan yahay inay somaliya nabad noqoto waatan jawaabtii oo waxaa somaliya lala sugaayey inta itoobiya samaysano
https://www.facebook.com/AlJasiiraNews/videos/662550227205777/
Arrinkeennu wuxuu dhaafi layahay reer hebel iyo waa sidaas iyo yeelimaysno halka waddamadii gobolku nolosha dadkooda kor usooqaadee. Shalay bay ahayd markii bangiga adduunku kudhawaaqay in dhaqaalaha Kenya kor u kacay dad badan oo keenyan ahna diilinta fakhriga laga soo gudbiyey, tanina waa Itoobiya oo aad aragtaan halka xaalkeedu marayo.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment