﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, February 2, 2014
Sadexdii madaxweyne Ee #Khaatumo state oo markii ay iska xaadiriyeen Caasimada puntland ee #Garowe.
Sadexdii madaxweyne Ee #Khaatumo state oo markii ay iska xaadiriyeen Caasimada puntland ee #Garowe.
Ayaa Dowlada Puntland u kala magacowday sadex wasiir oo kala ah.
1: Wasiirka Arimaha gudaha iyo dolwladaha hoose, #Karaash....
2: Wasiirka kaluumeysiga iyo kheyraadka bada, #Biindhe.
3: Wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta, #Indha #sheel.
Mar Wasiirada makaroofanka lala raacay oo la weydiiyay waxa ay hada Khaatumo ka Aamin sanyihiin waxa ay dhaheen Qofkii magaca Khaatumo laga maqlaa saacadan laga bilaabo waa in Carabka la jaraa. Dalka iyo dadku waa puntland, Viva #Puntland.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment