﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Friday, November 15, 2013
Munaasbadii Canada Africa ee Aayaha maalgalinta labada qaaradood,
Munaasbadii Canada Africa ee Aayaha maalgalinta labada qaaradood, ayaa Safiirka Angola, kutilmaamay Dagaalka sokeeye iyo qori ku xalinta khilafka Afrika inuu dhamaaday. Wuxuu yidhi Iftiinka ka soo hilaacaya Somalia iyo Gargaarka Somali diaspora ee Dibada wuxuu astaan u noqon qaarada Afrika; hadalkaasi oo Safiirka South afrikana ku raacay. Qunya socde qodaxi mamuddo. Kibirka iyo islawaynidana eebe ayuu u sugnaaday; ee ha loo tudho jiilka bari ee dhalinta somlida www.canadianeyeonafrica.ca
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment