Sunday, March 5, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar wadnaha jaray Maamuladda J.Land, P.Land & S.Land & Imaaraadka oo Qasaaro kala kulmi kara




Mar 5, 2017 -
Dowlada Soomaaliya ayaa qaaday talaabadii ugu horeysay oo ka careysiin karta maamul goboleedyada dalka gaar ahaan Puntland, Somaliland, Jubbaland iyo kuwa kale.
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa lasoo sheegayaa inuu qaaday tilaabadii ugu weynayd ee kula xisaabtamayo dowlad goboleedyada iyo hay’addaha deeq bixiyaasha ah.
Tilaabadaan ayaa ah in madaxweyne Farmajo uu hay’addaha Qaramada Midoobay ku amrayo inay mashruuca JPL oo kamid ah mashaariicda ugu waaweyn ee ka socda Soomaaliya maamulkiisa loosoo wareejiyo dowlada dhexe ee Soomaaliya islamarkaana ay dowladda federalku ay hogaamiso qorshihiisa iyo fulintiisa.
Sidoo kale, madaxweyne Farmajo ayaa dowlad goboleedyada kala hadlaya sidii mashruucaan uu u yeelan lahaa hal hogaan oo ah dowladda dhexe ee federalka, iyadoo dowlad goboleedyaduna tashigooda ku leeyihiin.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Xamar ku casuumay wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha Puntland iyo guddoomiyayaasheeda degmooyinka, waxaana laga tashanayaa in arrintaan go’aan cad laga qaato.


Sidoo kale, madaxweyne Farmaajo ayaa madaxweynaha J/Land ku wargeliyay in hay’ad aanan ruqsad ama fasax ka haysan dowlada dhexe aysan ka shaqeyn karin deegaanadda Jubbaland.
Amar kaas lamid ah waxaa loo sheegay madaxa maamul goboleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh Aadan, kaas oo gacanta ku haya mashaariic ay hogaaminayaan Imaaraadka iyo Ingiriiska.
Mashaariicda magaalada Muqdisho, waxaa gacanta ku haya dowlada dhexe ee Soomaaliya, dhawaan ayayna odayaasha Muqdisho ku wargeliyeen madaxwenaha cusub Farmaajo in la simo xaquuqda gobollada, isla markaana deeganada kale laga qaado canshuuraadka halka dhaqaalaha Xamar kasoo xarooda ay dowlada ku shaqeyso
Warkan ayaa  sidoo kale intaas ku daraya in dhamaan hay;adaha ka shaqeeya gudaha Somaliland ay qasab ku tahay iney soo maraan dowlada dhexe ee Soomaaliya, hadii ay amarkaas qaadan waayaana ay ku dacweyn doonaan dalalka ay kasoo jeedaan gudaha Soomaaliyana laga masaafurin doono.
Imaaraadka oo ah dalka mashaariicda ugu badan ka fuliya maamul goboleedyada ayaa arintan ay ku noqon doontaa mid dhabar jab ah, maadaama ay malaayiin dollar geliyeen mashaariic aysan dowlada dhexe waxba ka ogeyn
Go’aankan kasoo baxaya madaxweyne Farmaajo ayaa mid jahwareer ah ku noqon doona maamul goboleedyada dalka, oo mudo dheer mashaariic malaayiin dollar ah ku qaadanayay arimo aysan ka war hayen dowlada dhexe.

Qalinka: Ciid #Badbado_ciid

Benjamin Fulford 2017 - March 7, 2017

Friday, December 16, 2016

. Qofka ha ku dhagin ninka wax ku shubanaya dadka raadi. Not Wasir -Anisa.H,Mumin

           
Hadalka wasiir anisa ka yeeray ma aha fikir keeda. Waa qorshe wayn oo western power ka laga yiraahdo (TOTALITARIAN TIPTOE). Marka la rabo in lagu badalo tartiib tartiib baa faraha foodooda laguu gu soo socon adoon dareemin. Malin wasiir baa laga hadlin, malin madax waynaa laga hadlin, malin qoraaba book lagu fan garayn. Mar kumanaan ciidan ah baa lagu duldajin oo xoog ku marin hal qorshe. Mar walba cidda qorshaha wadatana sawirka kama muuqato. Cid aan siyaasada west ga darsinna ma ogaan karto.
Hadalkan anisa waxaa guul ku sheegan doona wadaad fadhiida oo inta gaaleeya dhaxli doona diintuu badbaadiya. Waa sawir qaldan. Diinta ninka baylahiyey waa asaga. waxayna dhacday marka ay 9 group u kala jabeen oo ayagu isku jeesteen, markaas baa loola yimid TOTALITARIAN TIPTOE.
Please wadaad yaroo fadhiida meeshan yuu guul kuugu sheegan. Adiga lagaa rabaa isha saxdaa oo lagaa soo galayo in aad fanto. waxaa lagaa soo galayaa education Curriculum iyo government policies through fun and consultation.
Wadaad fadhiidow gaban dhan oo aad ku dhagtaa ma aha xalku, xalku waa idinkoo isha problem ka imanaya u diyaar garooba oo u midooba. Maalinba meel baa lagaa soo galaya. Qofka ha ku dhagin ninka wax ku shubanaya dadka raadi. Not Wasir -Anisa.H,Mumin

Saturday, September 3, 2016

Reer Puntland YEYNAAN HYPOCRISY AMA MUNAAFAQIIN NOQONINE, ???



                                                            https://scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14095774_10157328243310591_6677343241880309963_n.jpg?oh=f2d6b0ce0bf945707024253ae1774e91&oe=584D591D


YEYNAAN HYPOCRISY AMA MUNAAFAQIIN NOQONINE, INTEYNAAN MD. XASSAN SH. MAXAMUUD KU BOODIN, INAKU MA IS WEYDIINAA DOCUMENTS DAWLIGA AH EE PUNTLAND!! ??

1- 


Dalmar Mohamed Abshir Ok Sow lama oran Karo dowladu waxay kuxisabtamaysA habki gumeystaaha e kontur iyo waqooyi? Ma lays orankara waxay naawileysa rajada shacabka khatumo iyo makhir o yeesh maamul? Mise somaalilaad aya lagu toley iyagana. Shucaac aa iig jiro arimahaas ee iga shaki bixi intaas ka ogtahay ??

2-Zekeriye Awaare Walaahi waa wax laga naxo - wixii Documents kaa sameeyey waxay ku tunteen masuuliyad DASTUURI ah.
Meesha lakala joogo waa KAAF IYO KALA DHEERI.
Tani caqli damiir ku jiro iyo ficil bay dooni meesha GOBOLADAA lagu tuuray Wasa in laga solo Sara !!


3-Mohamoud Aden Waxan qaba anigu iyagu eedda ma laha ee innaga ayaa eedda iska leh, sababtoo ah siyaasigi aan dirsanay ayaa inna gabay, shacabkuna wuxuu malaha is lahaa qaybtiini waa la os wada ee suga, ilaa waaba ka beryay.



Kommentarer
Iqbaal Farah Hhhhh aqli isku yeel iska hdl ma aha soool iyo sanaag hda tri pl ma aha ee adaa reee sanag ah o ka bxy pl e cidi kama sarin tankle dalki wa balaartey 18 gobol e somalia ayad quran ah ma aha hday shekdu sa thyna ina siyaad 9 gobol dalko ah buu qabsdey ...Visa mer
GillaSvara1Igår kl. 11:48
Carafat Moha Diria RUN SHEEG WAA CEEEB SHEEEG XASAN RUNTA WAA UU YAQAAANA WAANA UU SHEEEGAAA
GillaSvara1Igår kl. 11:49
Ugaas Gurux Faysal aragti Madaxwayne xasan shiik aad bn ugu raacsanahay waana runtii ayuu ka hadlay puntland waa Bari, Nugaal iyo Mudug oo badh ah.
Intaad ka soo hadashay oo hayad dawli ah wax qabadkoodu 2.5 bay ku salaysan yihiin .

GillaSvara1Igår kl. 11:50
Abdulkadir Sheikh Mohammad Boowe 2.5 naga badan lkn Xasan Sheikh muxuu dadka saas nagu ogol u kicinayaa waa inaan xiriirka u jaro hhhh
GillaSvara1Igår kl. 12:07
Woqoyi Bari Somalia Eng faysal waan salamayaa, Gobolada sool iyo Sanaag wax kasta oo dulmi ah oo loo geysto way mudan yihiin sababtoo ah waa qaran ilahay dhul iyo degaan wacan siiyey oo leh labo gobol iyo degmoyin xaq u leh in aanay cidna hoos cararin lakiin waa dad iyagu...Visa mer
GillaSvara2Igår kl. 12:08
Maxamed Mootar Baashe pland wasida xasan shiikh shegy sool iyo sanaag kuma jiran pland waa war cad
GillaSvara1Igår kl. 12:11
Mohamed Heersare Hon Abdukadir Dhagawayne sxb Puntland ha'isdifaacdo 😃
GillaSvara1Igår kl. 12:23
Sharma'arke Mohamed Said Inuu madaxwayne xasan yahay baan qabaa 2 gobol ee sanaag iyo cergaabo waxaa ka taliya somaliland degmooyinka kalena wakiilo awoodleh baa ka jooga, buuhoodle somaliland, khaatumo iyo puntland waa wada joogaan, awooda PL wixii ka horeeyay 2005 tii iyo sanadahan farqi wayn baa u dhaxeeya awood balaarsiga soomaaliland wuxuu marayaa inuu mardhow yimaado ceeldaahir iyo shaxda
GillaSvara2Igår kl. 12:28

Tuesday, August 2, 2016

Hanbalyo Puntland ()

ARAGTI:- HANBALYADA DHALASHADA PUNTLAND EE 18AAD, SOO BAR BAAR, SII BAR BAAR OO KU WAAR NABAD, BARWAAQO IYO BADHAADHE!
Dabcan hadii ALLAH inaga xoreeyey NACAMLEEYNTA IYO MUJAAMILEEYNTA ADEEG DOONKA AH taasoo aakhirana laga dayrinayey, waxaa hubanti in Puntland ay hanan kartay horumar iyo hormuudnimo ka badan tan hada aynu haysano ama sheeganayno!
Shaki kuma jiro in Su'aalo badani in horyaalaan, ayna muuqato furfuran iyo maqnaan gobolo badan oo dastuurku sheegto, aynaanse hayn...