Friday, December 16, 2016

. Qofka ha ku dhagin ninka wax ku shubanaya dadka raadi. Not Wasir -Anisa.H,Mumin

           
Hadalka wasiir anisa ka yeeray ma aha fikir keeda. Waa qorshe wayn oo western power ka laga yiraahdo (TOTALITARIAN TIPTOE). Marka la rabo in lagu badalo tartiib tartiib baa faraha foodooda laguu gu soo socon adoon dareemin. Malin wasiir baa laga hadlin, malin madax waynaa laga hadlin, malin qoraaba book lagu fan garayn. Mar kumanaan ciidan ah baa lagu duldajin oo xoog ku marin hal qorshe. Mar walba cidda qorshaha wadatana sawirka kama muuqato. Cid aan siyaasada west ga darsinna ma ogaan karto.
Hadalkan anisa waxaa guul ku sheegan doona wadaad fadhiida oo inta gaaleeya dhaxli doona diintuu badbaadiya. Waa sawir qaldan. Diinta ninka baylahiyey waa asaga. waxayna dhacday marka ay 9 group u kala jabeen oo ayagu isku jeesteen, markaas baa loola yimid TOTALITARIAN TIPTOE.
Please wadaad yaroo fadhiida meeshan yuu guul kuugu sheegan. Adiga lagaa rabaa isha saxdaa oo lagaa soo galayo in aad fanto. waxaa lagaa soo galayaa education Curriculum iyo government policies through fun and consultation.
Wadaad fadhiidow gaban dhan oo aad ku dhagtaa ma aha xalku, xalku waa idinkoo isha problem ka imanaya u diyaar garooba oo u midooba. Maalinba meel baa lagaa soo galaya. Qofka ha ku dhagin ninka wax ku shubanaya dadka raadi. Not Wasir -Anisa.H,Mumin

No comments:

Post a Comment