﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Friday, August 19, 2016
Jumca Wanaagsan : The world has Change !!
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Tuesday, August 2, 2016
Hanbalyo Puntland ()
ARAGTI:- HANBALYADA DHALASHADA PUNTLAND EE 18AAD, SOO BAR BAAR, SII BAR BAAR OO KU WAAR NABAD, BARWAAQO IYO BADHAADHE!
Dabcan hadii ALLAH inaga xoreeyey NACAMLEEYNTA IYO MUJAAMILEEYNTA ADEEG DOONKA AH taasoo aakhirana laga dayrinayey, waxaa hubanti in Puntland ay hanan kartay horumar iyo hormuudnimo ka badan tan hada aynu haysano ama sheeganayno!
Shaki kuma jiro in Su'aalo badani in horyaalaan, ayna muuqato furfuran iyo maqnaan gobolo badan oo dastuurku sheegto, aynaanse hayn...
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Tuesday, March 29, 2016
Bal Arag_ Dhacdooyinkaas ayuu Henry Kissinger ku muteystay Nobel Peace Prize !!
Cadaalada iyo Nabadda Aduunka: Xoghayihii Arimaha Dibada Maraykanka Henry Kissinger waxaa la Gudoonsiiyay Biladda Nabadda (Noble Peace Prize) ee Norway ay bixiso. Bal aan fiirino sababaha Biladda Nabada lagu gudoonsiiyay.
Kissinger wuxu ka dhex muuqday siyaasadda Maraykanka 1969-1977
Dagaalkii Vietnam waxay Maraykanku dileen inta u dhexaysa 455,476 ilaa 1.170,470
Si loo jaro wadada Cambodia ee ay maraan ciidamada Vietnam ee la dagaalayay Maraykanka, Kissinger wuxu amray duqeyntii Cambodia oo ay ku dhigteen 40,000 oo shacab iyo ciidamo isku jira ah.
Dadgaalkii dhex maray Pakistan iyo East Pakistan (Bangladesh) Kissinger wuxu taageeray oo dhiri galiyay Pakistaan, waxaana dagaalkaas ku dhintay ilaa 3 Milyan oo qof..
6 October 1973 dagaalkii Israel iyo Carabta, ay uga gudbeen Kanalka Suez ay qabsadeen dhulkii Siinaay, Kissinger wuxu siiyay Israel kaalmo ciidan oo xoog leh, waxayna diyaaradaha Maraykanku ciidamo iyo taangiyo ku daadiyeen gudaha iyo gadaasha ciidamada Masar, ilaa ay 100 u jirsadeen Qaahira, sidaasna waxa ku hungoobay guushii degdega aheyd ee Carabtu ka gaartay dagaalkaas.
September 11, 1973 CIA oo amar buuxa ka heysata Kissinger waxay Chile ka fuliyeen afgambi lagu dilay madaxweynihii la doortay Salvador Allende, waxayna xukunka saareen taliyihii ciidamada Augusto Pinochet oo maalmu gudahood ku dilay 3000 oo qof. 16 sanno oo uu xukunka hayayna wuxu dilay 60,000 qof.
Sidon kale 1976 CIA iyo Kissinger waxay kuxunka Argentina saareen Jorge Videla iyagoo afgambiyay madaxweynihii la doortay Isabel Perón. Ciidamada afgambiga Argentine waxaa ilaa iyo hada gacantooda ku maqan oo nolol iyo geeri aan la heyn ilaa 30,000 oo qof.
1975 East Timor markii ay qornimada ka qaadatay Bortaqiiska, iyagoo uu hogaaminayo xisbiga FRETILIN waxay u janjeersadeen dhankii shuuciyada. Kissinger iyo Nixon oo booqasho ku joogay Indonesia 6dii December 1875, waxay u sheegeen madaxweyne Suharto inuu qabsado East Timor, laakiin uu sugo inta ay ku laabanayaan dhulkooda Maraykan. 7dii December 1975 markii ay gaareen Maraykan ayuu Suhorto qabsadayå East Timor. Hubkii uu ka iibin jiray Indonasiyana waa la sii kordhiyay.
Dhacdooyinkaas ayuu Henry Kissinger ku muteystay Nobel Peace Prize
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Maxaa Ka Taqaannaa: Taariikhdda Warshadii Sonkorta ee Mareereey
Ma ogtahay in Warshadii Sonkorta ee Mareereey ay aheyd Warshad uu,
Ingiriisku ku rakibay Suudaan 1948. Kadibna ay dowladdii Soomaaliya kasoo
Gadatay Suudaan kadib Markii ay warshadu duqowday.
Mase ogtahay inay dalaaliin ka ahaayeen afar nin oo ka kala tirsanaa Dowladii xiligaas,
Dowladihii 1960s iyo ganacsato, kuwaasoo dalaal u qaatay lacag dhan $3 million.
Dabcan lacagtaasina waxay wada gaartay dhamaan xubnihii dowladda ee xiligaas ay quseysay Ansixinta iyo howlgalinta Warshadaas.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Thursday, August 6, 2015
Guuleed Oo Shaaciyay Qorshaha Federaal Ee DFS Ka Damacsan Tahay G/Banaadir.??
Madaxweynaha dowlada Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed, oo soo dhaweyn kala kulmay beelaha Banaadiriga ayaa dhankiisa jeediyay hadal ku wajahnaa madaxweynaha Soomaaliya & wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya.
C/kariin Guuleed, ayaa ugu baaqay wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya iney boobsiiso dhismaha maamulada ka dhiman nidaamka Federaalka, isagoo meesha ka saaray shakigii ku aadanaa in gobolka Banaadir uusan noqon doonin mid kamid noqda nidaamka Federaalka.
Wuxuu sheegay in madaxweynaha iyo wasaarada arimaha gudaha fududeeyaan dhismaha maamul gaar ah oo gobolka Banaadir uu yeesho, doorweyna laga siiyo beelaha Banaadiriga.
Madaxweynaha galmudug ayaa sheegay in gobolka Banaadir ay muhiim tahay in loo fiiriyo labo arimood oo ah in Banaadir uu yahay gobol dad badan ku nool yihiin oo dhaqaalo badan uu yaalo iyo in Muqdisho tahay caasimada kulmisay ummada Soomaaliyeed.
“Waxaan leeyahay dowlada Soomaaliya & wasaarada arimaha gudaha waa in la dajdajiyaa dhismaha Hiiraan & Shabeelaha Dhexe iyo gobolka Banaadir oo noqdaa maamul goboleed gaar ah oo dadka dagaa kaalin weyn ku yeeshaan”ayuu yiri Mr Guuleed.
Bilihii ugu dambeeyay ayaa waxaa la hadal hayay in gobolka Banaadir uusan ka mid noqon doonin nidaamka federaalka Soomaaliya, laakiin hadalka Guuleed ayaa u muuqanaya mid meesha ka saaraya damaca ay qabaan siyaasiyiinta qaar. (336)
KA DHIIBO FIKIRKAAGA KU AADAN WARBIXINTAAN
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Saturday, August 1, 2015
Who's Playing Who..._
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
SANAD GUURO WANAAGSAN:– sanadguurada 17:aad ee Puntland state
This year, as we celebrate the 17th anniversary of Puntland, please remember to show your respect and admiration for this great State and the values we hold dear.
Sanad Guuro Wanaagsan Madaxda, Shaqalaha iyo Shacabka Puntland
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)





