﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Tuesday, March 29, 2016
Maxaa Ka Taqaannaa: Taariikhdda Warshadii Sonkorta ee Mareereey
Ma ogtahay in Warshadii Sonkorta ee Mareereey ay aheyd Warshad uu,
Ingiriisku ku rakibay Suudaan 1948. Kadibna ay dowladdii Soomaaliya kasoo
Gadatay Suudaan kadib Markii ay warshadu duqowday.
Mase ogtahay inay dalaaliin ka ahaayeen afar nin oo ka kala tirsanaa Dowladii xiligaas,
Dowladihii 1960s iyo ganacsato, kuwaasoo dalaal u qaatay lacag dhan $3 million.
Dabcan lacagtaasina waxay wada gaartay dhamaan xubnihii dowladda ee xiligaas ay quseysay Ansixinta iyo howlgalinta Warshadaas.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment