Friday, November 21, 2014

Words can't describe how grateful I am to be back in BB. I love it here so much!






 With much appreciation, i will recieve, thank you ALLAH!!!

Jumca wacan oo wanagsan! Kuligeen/)












Pura Vida!......Happy Flashback ()

Friday, September 19, 2014

Isu...Maleee qof , Dadku ha ku mooddaan Qof Kale# nin war la.a...____





Nin Tuug ah ayaa rabay inuu guri jabsado, wuxuu arkay warqad albaabka ku dhagan oo ku qoran; "Fadlan ha jebin, riix button-kan si uu kuugu furmo."

Button-ki buu riixay, ka dib alarm baa yeeray, Askar Ilaalo ah baa timi isla marki. Marki la xirayay ayuu Tuugi yiri, waa Aduun daacadnimadi ka dhamaatay oo la is wada khiyaamayo!!

Beenaaluhu wuxuu u heystaa in dadka oo dhan beenaale yahay.
Qofka wax khiyaama wuxuu u heystaa dadka oo dhan kuwa wax khiyaama.
Tuuguna sidoo kale...

Tuesday, August 5, 2014

UGANDA: Fadeexad ka taagan Sawirro laga qaaday Madax shirar ku Hurdaya -


Talaado, Ogoosto 05, 2014( Badbado Instition Central Of Diaspora) — 
Xiisad la xiriirta gudasho la’aanta waajibaadka shaqo ee dowladda ayaa lagu soo eedeeyay xubno sar-sare oo ka tirsan dowladda Uganda,ka dib markii la sawiray, iyagoo hurda shirar muhiim ah oo madaxweynaha dalka Uganda uu ka qudbaynayay.
Moses Ali oo 74-sano jir ah kana mid wasiirada Uganda ayaa kaamiraddu ay qabatay isaga o xiran ookiyaale madow ah ,isla markaana ku jira hurdo macaan sida lagu qoray qaar kamid ah wargaysyada ka soo baxa Kampala.
Arintan ayaa lagu arkay afar sano ka hor goobo uu ka hadlayay Musavani, iyadoo wargaysyadu arintan cinwaan uga dhigteen qaran hurda (Sleeping Nation),taasi oo keentay in shaki laga muujiyo shaqada ay xubnahan dowladda  iyo shacabkaba u hayaan.
“Markii aan ka shaqaynayay dowladda ,wax kasta si wanaagsan ayey ku socdeen, mana jirin sabab keeni karta in aan dhex-seexanno goobaha muhiimka ah “ayuu yiri Professor  Edward Kakonge oo 1986-dii wasiir ka soo noqday dowladii ugu horeysay ee Musavani uu so dhiso Waxaa loogu baaqay dowladda  in fursad ay siiso dadka dhalinyarada ah si looga gudbo habac-sanaanta iyo daalka ka muuqda siyaasiyiinta da’ada ah ee mudada soo shaqaynayay sida lagu xusay Sunday Monitor.
Bishii la soo dhaafay Tv-ga NTV ayaa soo bandhigay sawir laga qaaday madaxweyne Musavani oo hurda xilli ay socotay khudbad muhiim ah oo la xiriirtay miisaaniyad sanadeedka dowladda ,waxaana Uganda ay cadaadis badan kala kulmaysaa saxaafadda gudaha.
Ugu danbayntii Hellen Kaweesa oo ah afhayeenadda barlamanka dalkas oo la hadashay Aljazeera ayaa beenisay warar warbahinta qaar lagu daabacay oo sheegaya in idaacadaha iyo wargaysyada aan lo ogalaan doonin in si toos ah ay  u tabiyaan kalfadhiyada dowladda.

Tuesday, July 22, 2014

All My Family&_Friends..Ramadaan Kariim!! qofka habeenka laylatul qadri rabi lakulansiiyo.

                                         


Asc dhaman walaalyaal & SXB Yaal_ fadlan aan ka  faaiidaysano  maalmahan oo akhrisano  ducadan qayimka ah iyo dhaman ducooyin wixii aan awoodno  aad buu u nasiib badabyahay qofka habeenka laylatul qadri rabi lakulansiiyo.


دعاء ليلة القدر ،، قولوه كل ليله عسى الله يستجيب لنا كل ما فيه :- "اللهم ان كانت هذه ليلة القدر فاقسم لي فيها خير ما قسمت واختم لي في قضائك خير مما ختمت واختم لي بالسعادة فيمن ختمت.اللهم اجعل اسمي في هذه الليلة في السعداء وروحي مع الشهداء واحساني في عليين وإساءتي مغفورة.اللهم افتح لي الليلة باب كل خير فتحته لأحد من خلقك وأوليائك وأهل طاعتك و لا تسده عني وارزقني رزقا تغيثني به من رزقك الطيب الحلال. اللهم ما قسمت في هذه الليلة المباركة من خير وعافية وصحة وسلامة وسعة رزق فاجعل لي منه نصيب اللهم ما كان فيها من ذكر وشكر فتقبله مني وأحسن قبوله وما كان من تفريط وتقصير وتضييع فتجاوز عني بسعة رحمتك يا ارحم الراحمين. اللهم تغمدني فيها بسابغ كرمك واجعلني فيها من أوليائك واجعلها لي خيرا من ألف شهر مع عظيم الأجر وكريم الذخر. اللهم لا تصرفني من هذه الليله إلا بذنب مغفور وسعي مشكور وعمل متقبل مبرور وتجارة لن تبور وشفاء لما في الصدور وتوبة خالصة لوجهك الكريم. اللهم اجعلني وأهلي وذريتي والمسلمين جميعا فيها من عتقائك من جهنم وطلقائك.من النار. اللهم اجعلني في هذه الليلة ممن نظرت إليه فرحمته وسمعت دعاءه فأجبته. اللهم أسالك في ليلة القدر وأسرارها وأنوارها وبركاتها إن تتقبل ما دعوتك به وان تقضي حاجتي يا ارحم الرحمين وصلي اللهم على سيدنا محمد واله وصحبه أجمعين * احفظوها عندكم وكرروها بالعشر الآواخر.

Sunday, July 6, 2014

SAWIRRO:Marwada Madaxwaynaha Dowlada Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe


                                                                 









July 5, 2014 - Written by    Badbado Instition Central Of Diaspora
Waxaa Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Puntland Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland Prof:Hodan Siciid Ciise .
Soo dhaweynta loo sameeyay Marwada ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Haweenka,Wasiirka Wasaasarada Dastuurka iyo arimaha Fadaralka,Wasiirka Dekedaha,Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka iyo Saraakil katirsan Madaxtooyada Puntland.
Dhanka kale soo dhaweynta waxaa iyana ka qayb qaatay Ururka Haweenka Gobolka Nugaal,Waxgarad,aqoonyahano iyo Dadweyne kale oo diyaar garow xoogan ugu jiray soo dhaweynta Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland.
Prof:Hodan Siciid Ciise ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay la hadashay Warbaahinta,waxana ay si aad ah ugu mahadcelisay dhamaanba dadkii ka qayb qaatay soo dhaweynta loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland.

ERIk HAMREN IYO SUNDHAGE Oo isla Masawiray!xisbiga sverige demokraterna SD ...XisbigaNaziga Ah!


                                    


Fadeexad soo foodsaartay taariikhda cayaaraha sweden
kaddib markii
ERIk HAMREN IYO SUNDHAGE ookala ah tababrayaa
sha xulalka qaranka wiilal iyo gabdho ay sawir lagaleen xisbiga sverige demokraterna SD oo ah xisbiga cunsiriyiinta cajiib fadlan sidee uaragtaan ARRINTAN CUSUB??????