﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Sunday, June 29, 2014
All My Family_Ramadaan Kariim
Ramadaan Kariim.
Nolosha way kooban tahay, dad badan waad baranaysaa, dhib badan waad maraysaa, xiliyo farxadaa kusoo maraya, xanuunka dadkaad dareemaysaa, se’ waxaa muhiim ah oo is waydiin lahaan doona inta jeer ood u istaagtay Eebe dartii, sidii aad ula dhaqantay intii aad baratay si kastay ahaadaanba, sidaad uga tanaasushay dhibkii laguu gaystay, u talo saaratay Eebe, uguna xamdi naqday nimcadiisa, sidaad ugu dadaashay xaqa, ugu dhiiratay wanaaga, ugu dagaalantay inta tabaalaysan.
Nolosha qiimaheeda waa inaad ku farxi karto inaad dadka kaalmeeyso, ka fogaato kibirka, ka midowdo xasadka, iyo xumaanta ku wajahan dadka walaalahaa.
Eebe ayaan inooga baryayaa in bishatan barakaysan ee Ramadaan uu nooga dhigo mid aan isugu soo dhowaano, isu naxariisano, isugu hiilino xaqa, isku xanaanayno kitaabka, isku xiriirino sunaha nabiga (asw). Eebe hayna wada xafido. Aamiin.Ramadaan Kariim.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Thank u all Ramadan kariim :)

Saturday, June 21, 2014
#Napoleon Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto".
#Napoleon Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto"..
The Global Somali Diaspora conference starts in Istanbul - Go-go dancers, cheer leaders and home negrous Man &women ,
were dominated the meeting ...!
I am so blessed to never have been fooled by these WOLVES since the end of that blessed revolution!. VIGILANCE - Hawk eyes!, i smell hypocrisy if dropped in the ocean one part in a billion ppb!!!!
The Global Somali Diaspora conference starts in Istanbul - Go-go dancers, cheer leaders and home negrous Man &women ,
were dominated the meeting ...!
I am so blessed to never have been fooled by these WOLVES since the end of that blessed revolution!. VIGILANCE - Hawk eyes!, i smell hypocrisy if dropped in the ocean one part in a billion ppb!!!!
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Friday, June 13, 2014
DAAWO Cuqaal Iyo Wax Garadka Kaso Jeeda G Shabelaha Hose
http://youtu.be/_xU2umyN5GA
Codad aad u dhadheer oo xanaaq wato ayaa ka soo yeeraya maqaaxiyooyinka meelo ka mida Koonfurta Muqdisho, Taasi oo ka mida erayada hawadu bananka u soo tuurayso. Walee inaan laydin aqoonsan. Ama isku dira umada koofureed ama argagixiso soo raaca. Tani waa tu aan la idiin kaga harin.........!. Bal fiiri say u lugooyeen Biyamaalki masakiinta ahaa ee nabada jeclaa, shaydanimo iyo nacayb ay u qabaan umada Somaliyeed ee koofurta degta awgeed. Wayna uga bexeen dagaalki. Walee tani tu idinku soo laabatay noqon doontaa.....!. Waxan maqli jiray reer hebel sir maleh. Warkoodi dabayshaa sida
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Topnews:-Wasiirada Gaashaandhiga iyo arrimaha gudaha oo socdaalkoodii Markacadeey ku arkay waxyaabo ka yaabiyay?
http://waagacusub.info/articles/295/Topnews-Wasiirada-Gaashaandhiga-iyo-arrimaha-gudaha-oo-socdaalkoodii-Markacadeey-ku-arkay-waxyaabo-ka-yaabiyay
Waagacusub.info- Wasiiradda Gaashaandhiga iyo Arrimaha gudaha Somalia ayaa socdaal ay ku tageen degmada Ceeljaale iyo Magaalo xeebeedka Markacadey waxay ka diyaariyeen Warbixin loo gudbiyay golaha Wasiirada Xukumadda Somalia taas oo la yaab ku riday.
Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdullahi Goodax Barre iyo Wasiirka Gaashaandhiga Mohamed Sheekh ayaa Warbixintooda safarkii Shabeeladda hoose sidaan u qoray.
Degmadda Ceeljaale oo ay joogaan Ciidamadda Nabad ilaalinta Amisom ayaan ku tagnay diyaarad ,waxaan wareeysi dheer la yeenay Saraakiisha Amisom,waxaan weydiinay hadii ay jiraan Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo ka qeybgalay dagaalkii lagu qabsaday Markacadeey ama guud ahaan dagaalada ka socda gobolka Shabeelada hoose.
Ciidamadda Nabad ilaalinta Amisom waxay noo sheegeen inaysan dagaalada socda marnaba ka qeybgelin Ciidamo Dowladda Somalia ka tirsan waxayna si kooban noogu xaqiijiyeen in dagaalka u dhaxeeyo beelaha gobolka Shabeelada hoose wada dega.
Intii aan joognay Ceeljaale waxaan u yeernay Gudoomiyaha degmadda Markacadeey Mohamed Osman Yariisow,waxaa si gaara ugu yeeray Wasiirka Arrimaha gudaha Abdullahi Goodax Barre hasse yeeshee waa qaadacyay inuu nala kulmo.
Gudoomiyaha Markacadeey wuxuu dadkii u tegay u soo dhiibay fariin ay ka muuqato xushmad daro iyo kheyrul masuulnimo,waxaana xusid mudan inuu isu dhiibay Ciidanka Amisom.
Markacadeey ayaan u sii gudubnay,waxaa naloo soo dhaweeyay si farxad ka muuqato,waxaa isu soo baxay dadkii degaanka oo dhan laakiin waxaa naga yaabiyay in Magaalada oo dhan meel walba la suray Calanka Jamhuuriyadda Somalia.
Muuqaalka wuxuu noola ekaa sida in loo dabaaldegayo maalinta koowda luulyo laakiin odayaashii markaan weydiinay waxay noo sheegeen in xaafada iyo wadooyinka laga siibay Calamadii Somaliland iyo Al-Shabaab kuwaas oo ay qaab sandule ah u sureen waxay ugu yeereen Mooryaan beeleed heysatay Markacadeey.
Nabadoon Cabdull oo ka mid ahaa dadkii na soo dhaweeyay ayaa nagu yiri " Maleeshiyo beeleedka soo weeraray Markacadeey ee aad maqasheen aniga lixdan jirka ayaa ka mida maxaa yeelay waxaan leeyahay Bakhaarkaas ,waa ku shaqeeysan waayay,markii aad wax ka qaban weyseena waxay danta igu qasabtay inaan da-daan qori ku qaato”
Qeybaha kala duwan ee beelaha dega Markacadeey ayaan si guud iyo si gaargaara ula shirnay,waxayna dhamaantood noo xaqiijiyeen in Maleeshiyo beeleedka qabsatay Magaaladaas aysan ku kicin wax gabood fala,waxayna naga codsadeen inaan u dhaafno ama maamul daacada u dhisno Markacadeey.
Horjoogayaasha beelaha aan la kulanay waxay dhamaantood ka sinaayeen in Maleeshiyadii laga saaray Magaaladaas ay dhib weyn ku hayeen sidaas darteed Wasaaradda Arrimaha gudaha Somalia waxay aqbashay codsiga bulshadaas,wuxuuna go-aanku yahay inaan xilka qaadis ku sameeyno Gudoomiyahii degmadda Markacadeey.
Gudoomiyaha Magaalada Marka loogama hari karo in lagu sameeyo xilka qaadis oo kaliya laakiin wuxuu qorshaha yahay in cadaalada la horgeeyo si loo weydiiyo sababta uu Magaalada Marka u suray Calamada Al-Shabaab iyo Somaliland.
Si kastaba ha ahaatee,Warbixinta ay labada Wasiir gudbiyeen waxay ka yaabisay golahii Wasiiradda ,iyadoo Dowladda Somalia xaqiiqsatay in Maleeshiyada Biyamaal ee Waafoow iyo Yariisow wataan u shaqeeyaan Al-Shabaab iyo Somaliland.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Wednesday, June 11, 2014
New Salafi Imams In North America Wasting Western Youth of Somali Origin in West’s War for Saudi Arabia Against Strongman Asad in Syria!
Wahabi fighting for the Enemy of Islam Saudi Arabia Against a true friend of the Somali people Bashar Asad: Jihadist Recruitment in West Difficult to Stop
Abdi Mohamud Nur seemed like a pretty average American kid.Part of Minneapolis’ sizable community of Somali-Americans, Nur was obedient and good-natured, his sister, Ifrah, said. He loved basketball. He graduated from a Minneapolis high school last year and enrolled at a local college.
In March of this year, Ifrah said, things changed. Nur, 20, joined a local mosque in the Minnesotan city. He became “reserved and unsocial,” Iftah told VOA.
On May 29, he left his relatives and flew to Istanbul. The following day he sent a text message to his sister, telling his family not to worry and saying he “wants to join the jihad in Syria in search of paradise.”
That was the last his family heard of him.
Nur’s case has caught the attention of the FBI, which this week announced it was investigating whether young Somalis in the United States were becoming radicalized, seeking to join jihadist groups in Syria and elsewhere.
The agency’s Minneapolis office posted an announcement on its Web site on Tuesday asking people to contact law enforcement “[I]f you know anyone who is planning to and/or has traveled to a foreign country for armed combat or who is being recruited for such activities.”
The issue of young men, Somalis or otherwise, being radicalized in the United States and recruited to fight in Syria or Somalia gained further attention in recent weeks with the case of Moner Mohammad Abu-Salha, a Florida man who died in a suicide attack in Syria on May 25. It was believed to be the first time a U.S. citizen has been involved in an attack of this kind as part of the Syrian civil war.
Analysts in both the United States and Canada, which also has a sizable population of Somali refugees, said stopped recruitment is difficult for Western authorities.
Groups like the notorious Somali terror group al-Shabab find followers because the organization works “within [the] family network and family system,” said Mubin Shaikh, a Canada-based Muslim scholar and former extremist who infiltrated some radical groups while working for the Canadian Security Intelligence Service.
“One of the things we know about people who join extremist groups is, they joined because of relatives that they have in the group or friends that they have in the groups,” Shaikh said. “So it’s through those networks that recruitment of this style occurs.”
Groups like al-Shabab, which was behind last year’s gun attack on a shopping mall in Kenya, are able to reach young Muslims living in North America because some of them do not feel accepted by Western society, or are insulted or discriminated against.
“They feel that people don’t respect their culture and their values and their beliefs,” he said. “So it’s very easy for them to push away, to not feel they are citizens here [although] they live here. So the lure is with this group that offers them some meaning, some identity, something to be proud of.”
Recruiting in Canada
Mohamed Hassan Hersi, a 28-year-old Somali man living in Toronto, allegedly sought to do the same thing that Nur may have done: answer the call for jihad. In March 2011, he was arrested at the Toronto airport, on his way to Egypt by Canadian authorities working undercover.
Authorities alleged his ultimate destination was Somalia. Hersi insisted he was going only to Egypt, to learn Arabic. On May 30, a Canadian court convicted him of trying to join al-Shabab.
Hersi’s mother said in an interview with VOA’s Somali Service her son is innocent, a victim of “injustice.”
“I feel like if you are a Muslim, the religion is the problem,” Maryam Abdirahman Mohamed, said in an interview. “The only [reason] my son [was charged], he was good religious, going to the mosque, avoid bad things. And the reason they catch him … I don’t know … they have Islamophobia.”
Experts estimate between 50 and 100 men and women of Somali origin have left Canada in recent years to join jihadist groups in Somalia or Syria.
In 2000, a group of high schoolers in Toronto formed a gang known as Toronto 18. All were Muslims, second-generation residents whose families came from Afghanistan, Pakistan, Iraq or Somalia.
Mubin Shaikh infiltrated the group. One of the people he met was an individual named Mohamed Elmi Ibrahim, who joined al-Shabab in 2009. He was killed in a gun battle in Somalia the following year.
“I actually did know this person,” Shaikh said. “I did meet him in my dealings with some of the people in the community. Twenty-two-year-old kid, and there were six others who left Toronto who joined [al-Shabab].”
Another member of the group was Ali Mohamed Dirie, who traveled to Syria in 2011 and joined the militant group Jabhat al-Nusra. He was killed in Syria last September.
Shaikh said he knew Ali Dirie through Fahim Ahmed, one of the leaders of Toronto 18.
“I knew Ali Dirie was in prison, Fahim would speak to him every week, and we would discuss. For example, while he was in prison he was upset,” Shaikh said. “He didn’t want to be in prison; he hated everyone who was there – non-Muslims especially. He felt important to not correct his behavior, even [when] the parole said when you get out you will return to some sort of criminal behavior.”
Recruiting in America
Across the border, in the United States, at least two dozen Somali-Americans, mostly from the Minneapolis area, have gone to Somalia and joined al-Shabab. A small number of non-Somalis also joined the group, including the late Omar Hammami of Alabama and Jehad Serwan Mostafa of San Diego, California.
The recruitment began not long after al-Shabab was founded in 2007, out of the remnants of other Somali Islamist groups. In October 2008, Shirwa Ahmed, a 26-year-old American citizen of Somali origin, was the first U.S. citizen ever to carry out a suicide mission in Somalia.
Nur’s sister, Iftah, said it appeared that Nur initially left Minneapolis, traveling with 12 other people to New Jersey, where they all caught flights. The other 12 traveled to Somalia. Iftah said her brother told her he was interviewed in a hotel in Istanbul by Turkish police. She said he had since left the hotel, but she didn’t know where he was.
Despite increased government scrutiny, the recruitment trend has continued. Al-Shabab will find willing young people ready to join the cause unless the challenges facing ethnic Somalis in the West are overcome, Shaikh said.
In the Toronto area, he said, about 30 percent of students of Somali origin drop out before graduating high school. Many of them are vulnerable to Islamist recruitment campaigns.
Cultural differences and high unemployment play a role, too.
“Fathers lose their identity as the bread winner,” Shaikh said. “They are trying to raise children in a very different society. … These are some of the things that drive these kids to go and join groups, which give them some meaning.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Tuesday, June 10, 2014
FBI da Mareykanka oo baadi goob xoogan ugu jirtaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo Jihaad u aaday Siiriya!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
http://youtu.be/rrpO4k8Y6KYhttp://youtu.be/rrpO4k8Y6KY
FBI dalka Mareykanka ayaa waxay baadi goob xoogan ugu jirtaa sidii ay wax uga ogaan lahayd dhalinyaro Soomaaliyeed oo la sheegay inay mudooyinkii ugu dambeeyey ka soo kicitimaayeey gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoo ku sii jeeda oo ku sii qul qulaayey dallaas Siiriya si ay uga qeyb qaataan jihaadka lagula jiro dowlada dalka Siiriya.
Ciidamada sirdoonka dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay baaritaan xoogan ay ku hayaan qaabka iyo sida ay dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay ilaa iyo 12 qofood ay uga ambabaxeen gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoona u jiheystey inay ka qeyb qaateen waxa ay ugu yeereen jihaadka lagula jira dowlada uu hogaamiyo Bashaar Assad, Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo kii ugu dambeeyey oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo 20 sano jir ah uu dhawaantaan u kicitimay dalka Siiriya ayaa waxaa uu fariin ka soo direy dalka magaalada Istambuul ee dalkaas Turkiga asagoona ku sheegay fariintiisaas inuu ku sii jeedo dalka Siiriya oo uuna ka qeyb qaadan doono jihaadka dalkaas Siiriya, Soomaalidaan ayaa waxay inta badan ka bar bar dagaalamaan Alshabaabka dalkaas Siiriya oo ayaga lagu magacaabo Al-Nusra.
FBI dalka Mareykanka ayaa waxay baadi goob xoogan ugu jirtaa sidii ay wax uga ogaan lahayd dhalinyaro Soomaaliyeed oo la sheegay inay mudooyinkii ugu dambeeyey ka soo kicitimaayeey gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoo ku sii jeeda oo ku sii qul qulaayey dallaas Siiriya si ay uga qeyb qaataan jihaadka lagula jiro dowlada dalka Siiriya.
Ciidamada sirdoonka dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay baaritaan xoogan ay ku hayaan qaabka iyo sida ay dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay ilaa iyo 12 qofood ay uga ambabaxeen gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayagoona u jiheystey inay ka qeyb qaateen waxa ay ugu yeereen jihaadka lagula jira dowlada uu hogaamiyo Bashaar Assad, Dhalinyaradaan Soomaalida ah oo kii ugu dambeeyey oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo 20 sano jir ah uu dhawaantaan u kicitimay dalka Siiriya ayaa waxaa uu fariin ka soo direy dalka magaalada Istambuul ee dalkaas Turkiga asagoona ku sheegay fariintiisaas inuu ku sii jeedo dalka Siiriya oo uuna ka qeyb qaadan doono jihaadka dalkaas Siiriya, Soomaalidaan ayaa waxay inta badan ka bar bar dagaalamaan Alshabaabka dalkaas Siiriya oo ayaga lagu magacaabo Al-Nusra.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)