﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Monday, January 4, 2021
Shaydaan ayaala waydiiyey??
﷽
------★ ★Shaydaan ayaala waydiiyey 👉su'aalahan nacalad haku dhacdee..
1) Yaa kula fariista?
*Wuxuu yiri qofka ribada cuna.
2 ) Yaa kula sxb ah?
*Wuxuu yiri qofka sinaysta.
3 ) Yaa kula seexda?
*Wuxu yiri qofka maandooriyaha caba.
4 ) Yaa weeye martidaadu ?
*Wuxuu yiri waa tuugadda.
5)Yaa weeye rasuulkaagu ?
*Wuxuu yiri waa sixiroolaha.
6 ) Yaa weeye kay indhahaagu ku qaboowsadaan ?
*wuxuu yiri kan ku dhaar fura xaaskiisa
*(Xila furaha)
7)Yaa weeye xabiibkaaga aad jeceshahay?
*wuxu yiri waa taariku salaadka jimcaha.
8) Maxaa dhabarka kaa jabiya ?
*wuxuu yiri dananka fardaha markay jihaadka ku jiraan.
9) maxa jirkaaga tubaxiya ?
*wuxu yiri ruuxa towbad keena.
10) Maxa beerkaaga bisleeya?
*Wuxu yiri astaqfaarta badan ee habeenkii iyo maalintii
11) Maxaa wajigaaga daboola (madoobeeya) ?
*Wuxu yiri sadaqada sirta ah.
12) Maxa indhahaaga daboola?
*wuxuu yiri salaada fajariga (salaad subaxa)
Walaal hakala bakhaylin inaad faafiso waayo qof ubaahan xogtan ayaad u fududeyneysaa* *insha Allah
qofkii faafiya alle danbigiisa ha dhaafo aamiin*j
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment