﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Friday, March 15, 2019
Sidaan Ma Isu Yagaanaan!
﷽ #MARYOOLEY i dhagaysta, 👉 waxa laga fadhin layahay idinkaa u badan. Marka xoogaa nafis la helo waxay ahayd in xoog iyo xeeladba lasaaro sidii looga soo kaban lahaa DURUUFIHII horay u jiray.
Bal dhulka aan degenahay dib u fiiriya. Meel EBER ah baan lugaha iskuwada dhegenahay. 👉 AGAASIME baa la magaacabay, 👉 Reer hebel baa QANDARAAS la siiya bay nooga wada dhegtay. Dhulkan naga badan, khayraadka ku jirana nugu filan ee nin walboow is xilqaan oo KAFTANKA ha iska socdo, laakiin u fikir inaad wax kusoo kordhiso XAAFADIINA. Dhinac kasta NOOLUHU wuxuu u baahnaa waan ka ARADANAHAY. 👍👍👍
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Post Comments (Atom)



No comments:
Post a Comment