Monday, March 25, 2019
Siyaasadda Somalia waa......
" Siyaasadda Somalia marka aad eegto waxaa lagu tartamayaa xishood darri, Iimaan la'aan, been badan, qabyaalad lagu Danaysto, ballan xumo, daba dhilifnimo, Jahli iyo wax kasta oo tayo xumo ah, Taasina waa midda Somalia ku dhejisey Naanaysta caan baxday ee "Failed State"
Macdan ay ku jiraan dahab iyo dheyman oo la xaqiijiyey in laga helay Somalia!
﷽

____________________________^^^
macdanta dalka ku jirta oo muhiimad gaar ah u leh Kheyraadka dabiiciga ee dalka, waxaana baarista xogtan sameeyay qubaro kala duwan oo dalka Britain ka soo jeeda.
Baarista xogta macdanta oo dhowr nuuc kala ah ayaa soo bilaabatay sanadkii 1920-kii,taasoo soo socotay ilaa iyo sanadkii la soo dhaafay ee 2018kii.
Madaxa Shirkadda SKA ee Xogtan soo iibsatay oo sharaxaad ka bixiyay baarista ayaa sheegay in dhul badan oo Soomaaliya ka tirsan ay ka jiraan macdan, Saliid, Gaas, shidaal, dheyman iyo dahab iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.
“Tani waaa tallaabo cusub, waxaan u arkeynaa iney Soomaaliya ka jiraan fursado aad u fiican ee dhinacyada horumarinta kheyraadka macdanta ee dalka, waxay keeneysaa arrintaan in dalka Soomaaliya uu helo maalgashigii loo baahnaa, taasoo fursad u noqoneysa oo shaqo abuur ah u noqoneysa shacabka Soomaaliyeed, waxayna shacabka noqonayaan kuwo ku noolaado nolol barwaaqo leh,” ayuu yiri madaxa Shirkadda SKA.
Sidoo kale,waxaa la daah-furay mashruuc shirkadda (SMMG),ku maalgelineyso Macdanta Soomaaliya.
Wasiirka Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Kheyraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya Alle siiyay lagama maar-maan ay tahay in loo helo maalgashi ayna diyaar u yihiin in shacabka Soomaaliyeed looga faa’ideeyo,wuxuuna ammaanay macluumaadka Dowladda Federaalka lagu wareejiyay.
“Waxaan ammaaneynaa shirkadda dadaalka ay u gashay iney nagu wareejiso macluumaadkan qaaliga ah ee wadanka uu leeyahay,waxaana soo dhoweyneynaa cid kasta oo maalgashaneysa Soomaaliya dhinaca kheyraadkeeda,” ayuu yiri Wasiirka Batroolka Soomaaliya.
Xafiiska Badbado Consultant Bureau.com
PuntLand -Somalia
Badbado1965@gmail.com

Friday, March 15, 2019
Sidaan Ma Isu Yagaanaan!
﷽ #MARYOOLEY i dhagaysta, 👉 waxa laga fadhin layahay idinkaa u badan. Marka xoogaa nafis la helo waxay ahayd in xoog iyo xeeladba lasaaro sidii looga soo kaban lahaa DURUUFIHII horay u jiray.
Bal dhulka aan degenahay dib u fiiriya. Meel EBER ah baan lugaha iskuwada dhegenahay. 👉 AGAASIME baa la magaacabay, 👉 Reer hebel baa QANDARAAS la siiya bay nooga wada dhegtay. Dhulkan naga badan, khayraadka ku jirana nugu filan ee nin walboow is xilqaan oo KAFTANKA ha iska socdo, laakiin u fikir inaad wax kusoo kordhiso XAAFADIINA. Dhinac kasta NOOLUHU wuxuu u baahnaa waan ka ARADANAHAY. 👍👍👍
Subscribe to:
Posts (Atom)