Saturday, May 24, 2014
Somalia's National Security Minister Abdul Karim Guled resigns
http://youtu.be/6jYNma62vDo
Go'aan geysinimo leh,,qiiro badana ka muuqato,,hadalka wasiirka is casilay waxaa iiga dhadhamay inuu ciisheysan yahay oo qiiro badan awgeed, xitaa hadli kari la'yahay,,oohin badana isku hayo,,,waana astaanta qofka damiirka leh lagu yaqaan,marka cadowgu albaabada soo wada xiro,,Sidoo kale ayaa looga fadhiyaa kuwa badan oo uu madaxweynuhu ku jiro,,markaas baa Soomaaliya,Soomaalinimadii iyo lahaanshihii dib u soo noqon,, baan isleeyahay asxaabay,,
Aragitaada ka soo dhiibo weerarkii maanta?
Aragitaada ka soo dhiibo weerarkii maanta?
Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran bogga
Badbado Instition Central Of Diaspora
sidda aad wararkeena aan ku sheegnay, maanta waxaa la weeraray xarunta baarlamaanka Soomaaliya, halkaasoo ay weerar ku qaadeen kooxda Shabaab.
Weerarka oo bilowday 11:00am ayaa soo gaaray galabta 5:00pm, waxanaa ka socotay dhismaha xarunta is-rasaaseen iyo qaraxyo xooggan.
Kooxda weerarka soo qaaday oo lagu sheegay tiradooda 13 ayaa gudaha u soo galay dhismaha xarunta baarlamaanka oo xilligaas ay ku jireen xildhibaano 100 kor u dhaafaya.
Afar xildhibaan ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen weerarka.
Haddaba weerarkan wuxuu ugu dambeeyay weerarro culus oo Al-Shabaab ay ku qaaday xarumo aad loo waardiyeeyo.
Waxa ay horey u wareertay xarunta madaxtooyada, xarunta maxkamadaha iyo dhismaha UNDP.
Akhriste sidee u aragtaa weerarka maanta lagu qaaday xarunta baarlamaanka?Maxaa uu suurta galiyay Al-Shabab in ay maalin cad soo weerarto dhismaha baarlamaanka oo ka mid ah meelaha sida weyn loo waardiyeeyo?Yaa mas’uul ka ah falalka ammaan daro ee ka dhacay Muqdisho?Al Shabaab kaligood maa fuliyay weerarada ka dhaca Muqdisho mise waa jira cid ku wehlisa?Maxaa lagu tilmaami kartaa ammaanka maanta Muqdisho, yaa leh dhaliisha ammaan darida ka taagan Muqdisho.Dhammaan su’aalahan jawaabahooda ku soo qor qeybta hoose.Mahadsanid
Sunday, May 4, 2014
The night held in Mombasa in Kenya caused several explosions that killed a number of others are injured in these attacks platform stations and Hotel in the town. Bomb attack in Mombasa in Kenya up to three explosions which have been attacked by baxaaan Bassa station and hotel name in the Nyali Beach in Mombasa. Probably up to five people died in the bombings of 20 more people have sustained injuries, which are now medical rehabilitation hospitals in the city of Mombasa. No group has yet claimed responsibility for bombings hit in Mombasa, Kenya and security authorities pointed attacks, members of Al-Shabaab.
The night held in Mombasa in Kenya caused several explosions that killed a number of others are injured in these attacks platform stations and Hotel in the town.
Bomb attack in Mombasa in Kenya up to three explosions which have been attacked by baxaaan Bassa station and hotel name in the Nyali Beach in Mombasa.
Probably up to five people died in the bombings of 20 more people have sustained injuries, which are now medical rehabilitation hospitals in the city of Mombasa.
No group has yet claimed responsibility for bombings hit in Mombasa, Kenya and security authorities pointed attacks, members of Al-Shabaab.
Subscribe to:
Posts (Atom)