﷽ ✍ It doesn't matter who was by your side in moments of happiness. But who was by your side in difficult moments, Shideelo @blogspot.com
Saturday, November 22, 2014
Dalka & Dadka Ha loo Hiiliyo #Puntland (dhul Uduq)
ogaaada quruxda dawladnimo ee aan haysano waxay kusii jiri kartaa midnimadeena oo an xoojino caadifada hoose oo aan ka gudubno qabyaaladeena oo aan xuduud u yeelno kan noogu caqliga iyo kartida badan oo aan hogaanka u dooranno
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Maanta Iyo Amiin Caamir----

Florida Woman Latest to Accuse Cosby of Forced Sex
Florida Woman Latest to Accuse Cosby of Forced Sex http://ow.ly/EGmwj------------------------
Booth Just another public lynching of a black man who exposed some devils.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Friday, November 21, 2014
Words can't describe how grateful I am to be back in BB. I love it here so much!
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Jumca wacan oo wanagsan! Kuligeen/)

Friday, September 19, 2014
Isu...Maleee qof , Dadku ha ku mooddaan Qof Kale# nin war la.a...____
Nin Tuug ah ayaa rabay inuu guri jabsado, wuxuu arkay warqad albaabka ku dhagan oo ku qoran; "Fadlan ha jebin, riix button-kan si uu kuugu furmo."
Button-ki buu riixay, ka dib alarm baa yeeray, Askar Ilaalo ah baa timi isla marki. Marki la xirayay ayuu Tuugi yiri, waa Aduun daacadnimadi ka dhamaatay oo la is wada khiyaamayo!!
Beenaaluhu wuxuu u heystaa in dadka oo dhan beenaale yahay.
Qofka wax khiyaama wuxuu u heystaa dadka oo dhan kuwa wax khiyaama.
Tuuguna sidoo kale...
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Tuesday, August 5, 2014
UGANDA: Fadeexad ka taagan Sawirro laga qaaday Madax shirar ku Hurdaya -
Xiisad la xiriirta gudasho la’aanta waajibaadka shaqo ee dowladda ayaa lagu soo eedeeyay xubno sar-sare oo ka tirsan dowladda Uganda,ka dib markii la sawiray, iyagoo hurda shirar muhiim ah oo madaxweynaha dalka Uganda uu ka qudbaynayay.
Moses Ali oo 74-sano jir ah kana mid wasiirada Uganda ayaa kaamiraddu ay qabatay isaga o xiran ookiyaale madow ah ,isla markaana ku jira hurdo macaan sida lagu qoray qaar kamid ah wargaysyada ka soo baxa Kampala.
Arintan ayaa lagu arkay afar sano ka hor goobo uu ka hadlayay Musavani, iyadoo wargaysyadu arintan cinwaan uga dhigteen qaran hurda (Sleeping Nation),taasi oo keentay in shaki laga muujiyo shaqada ay xubnahan dowladda iyo shacabkaba u hayaan.
“Markii aan ka shaqaynayay dowladda ,wax kasta si wanaagsan ayey ku socdeen, mana jirin sabab keeni karta in aan dhex-seexanno goobaha muhiimka ah “ayuu yiri Professor Edward Kakonge oo 1986-dii wasiir ka soo noqday dowladii ugu horeysay ee Musavani uu so dhiso Waxaa loogu baaqay dowladda in fursad ay siiso dadka dhalinyarada ah si looga gudbo habac-sanaanta iyo daalka ka muuqda siyaasiyiinta da’ada ah ee mudada soo shaqaynayay sida lagu xusay Sunday Monitor.
Bishii la soo dhaafay Tv-ga NTV ayaa soo bandhigay sawir laga qaaday madaxweyne Musavani oo hurda xilli ay socotay khudbad muhiim ah oo la xiriirtay miisaaniyad sanadeedka dowladda ,waxaana Uganda ay cadaadis badan kala kulmaysaa saxaafadda gudaha.
Ugu danbayntii Hellen Kaweesa oo ah afhayeenadda barlamanka dalkas oo la hadashay Aljazeera ayaa beenisay warar warbahinta qaar lagu daabacay oo sheegaya in idaacadaha iyo wargaysyada aan lo ogalaan doonin in si toos ah ay u tabiyaan kalfadhiyada dowladda.
Badbado Consultant Bureau.Our safety work Consultant bureau.With 2 Open Source Program Economics And PoliticsThey are very broad with a variety of Themes from a wide range of sources That allow us to achieve our Goals.The customer is our point of contact and Will help influence the impact of his Information efforts.Badbado Consulting Bureau Says5 pillars To the wheel..
Subscribe to:
Posts (Atom)